Heerka daahfurnaanta, ka qeybgalka dadweynaha & korjoogteynta miisaaniyadda Soomaaliya episode artwork

EPISODE · Dec 11, 2024 · 34 MIN

Heerka daahfurnaanta, ka qeybgalka dadweynaha & korjoogteynta miisaaniyadda Soomaaliya

from Maamul Wanaag · host Somali Public Agenda

Dhawaan Open Budget Survey (OBS) oo sameeya cilmibaaris madax-bannaan oo lagu baaro miisaaniyadaha dalalka, fursadaha ay qeybaha bulshada uga qeyb gaadan karaan miisaaniyadda xilliga la diyaarinayo, iyo kaalinta hay’adaha ka shaqeeya daahfurnaanta ku leeyihiin miisaaniyadda ayaa daabacay natiijada daraasad laga sameeyay miisaaniyadda Soomaaliya sanadkii 2023. Heerka daahfurnaanta, Soomaaliya waxa ay keentay 37 dhibcood (109 halbeeg). Ka qeyb galka bulshada 0 ayay ahayd (18 halbeeg), halka korjoogteynta miisaaniyadda ay noqotay 30 dhibcood (18 halbeeg). Wadarta halbeegyada waxa ay ahaayeen 145. Xog uruurinta waxaa laga sameeyay 125 dal. Natiijada daraasaddan waxaa lagusoo bandhigay madal lagu qabtay Muqdisho oo ay kasoo qeyb galeen hay’adaha dowladda & bulshada rayidka ah oo ay khuseyso. Qeybtan 45-aad ee Maamul Wanaag Podcast, Mahad Waasuge & Maxamed Roble oo ah khabiir arrimaha maaliyadda ah ayaa isla gorfeynaya natiijada daraasadda laga sameeyay heerka daahfurnaanta, ka qeybgalka dadweynaha & korjoogteynta miisaaniyadda Soomaaliya.  Contact Somali Public Agenda’s Maamul Wanaag Podcast·      Tweet us at @somalipubagenda and @MahadWasuge (the host)·      Email us at [email protected] for listening!

Episode metadata supplied by the publisher feed · Published Dec 11, 2024

Embed this episode

Dhawaan Open Budget Survey (OBS) oo sameeya cilmibaaris madax-bannaan oo lagu baaro miisaaniyadaha dalalka, fursadaha ay qeybaha bulshada uga qeyb gaadan karaan miisaaniyadda xilliga la diyaarinayo, iyo kaalinta hay’adaha ka shaqeeya daahfurnaanta ku leeyihiin miisaaniyadda ayaa daabacay natiijada daraasad laga sameeyay miisaaniyadda Soomaaliya sanadkii 2023. Heerka daahfurnaanta, Soomaaliya waxa ay keentay 37 dhibcood (109 halbeeg). Ka qeyb galka bulshada 0 ayay ahayd (18 halbeeg), halka kor...

Distinct summary based on available episode metadata or transcript content.

NOW PLAYING

Heerka daahfurnaanta, ka qeybgalka dadweynaha & korjoogteynta miisaaniyadda Soomaaliya

0:00 34:27

No transcript for this episode yet

We transcribe on demand. Request one and we'll notify you when it's ready — usually under 10 minutes.

No similar episodes found.

Frequently Asked Questions

How long is this episode of Maamul Wanaag?

This episode is 34 minutes long.

When was this Maamul Wanaag episode published?

This episode was published on December 11, 2024.

Can I download this Maamul Wanaag episode?

Yes. Use the download control on the episode player to save the publisher-provided media file.
URL copied to clipboard!