EPISODE · Jan 2, 2025 · 50 MIN
Heshiiska Siyaasadeed ee Soomaaliya & Isbedellada Ku Dhici Kara Sanadka 2025
from Maamul Wanaag · host Somali Public Agenda
Ku dhawaad 25 sano kadib dhismidii Jamhuuriyadda Saddexaad ee magaalada Carta ee dalka Jabuuti, geeddi-socodka dowlad-dhiska Soomaaliya weli waa qabyo. Nidaamkii federaalka weli lama dhameystirin. Dib-u-eegista dastuurka weli waa socotaa. Dowladda federaalka iyo qaar kamid ah dowlad-goboleedyadana khilaaf siyaasadeed ayaa ka dhex taagan.Qeybtan 46-aad ee Maamul Wanaag Podcast, Mahad Waasuge & Dr Afyare Cabdi Cilmi ayaa ku gorfeynaya geeddi-socodka dowlad-dhiska Soomaaliya iyo isbedellada dhici kara heshiiska siyaasadeed sanadka 2025.Contact Somali Public Agenda’s Maamul Wanaag Podcast· Tweet us at @somalipubagenda and @MahadWasuge (the host)· Email us at [email protected] for listening!
Embed this episode
What this episode covers
Ku dhawaad 25 sano kadib dhismidii Jamhuuriyadda Saddexaad ee magaalada Carta ee dalka Jabuuti, geeddi-socodka dowlad-dhiska Soomaaliya weli waa qabyo. Nidaamkii federaalka weli lama dhameystirin. Dib-u-eegista dastuurka weli waa socotaa. Dowladda federaalka iyo qaar kamid ah dowlad-goboleedyadana khilaaf siyaasadeed ayaa ka dhex taagan. Qeybtan 46-aad ee Maamul Wanaag Podcast, Mahad Waasuge & Dr Afyare Cabdi Cilmi ayaa ku gorfeynaya geeddi-socodka dowlad-dhiska Soomaaliya iyo isbedellada...
NOW PLAYING
Heshiiska Siyaasadeed ee Soomaaliya & Isbedellada Ku Dhici Kara Sanadka 2025
No transcript for this episode yet
Similar Episodes
No similar episodes found.