EPISODE · Mar 9, 2023 · 1 MIN
Hordhac
from Xidhiidhada Nolosha Podcast · host Amaal Haybe
Fariin ii reeb :)Kusoo dhawoow Xidhiidhada Nolosha Podcast oo ay idiin soo gudbin doonto Amaal Haybe oo ah tababare nololeed oo qabilsan xidhiidhada iyo horumarinta habfikirka.Halkan Kala soco salaasa kaste todobada iyo badhka fiidnimo mawduucyo saamayn wanaagsan kuyeelan doona xidhiidhada kala duwan ee ka tirsan noloshaada iyo cafimaadkaaga maskaxeed. Dhagaysi wacan.https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp
NOW PLAYING
Hordhac
No transcript for this episode yet
Similar Episodes
Mar 26, 2026 ·1m
Jan 2, 2026 ·47m
Dec 21, 2025 ·46m