Hufnaanta & Isla Xisaabtanka Hay’adaha Dowladda & Baaritaannada Xafiiska Hantidhowrka Guud episode artwork

EPISODE · Nov 12, 2024 · 38 MIN

Hufnaanta & Isla Xisaabtanka Hay’adaha Dowladda & Baaritaannada Xafiiska Hantidhowrka Guud

from Maamul Wanaag · host Somali Public Agenda

Dhawaan warbixinno la xiriira baaritaanno uu ku sameeyay 19 hay’ad dowladeed ayuu daabacay Xafiiska Hantidhowraha Guud. Warbixinnada waxaa ku jira natiijada khaladaad kala duwan oo lagu ogaaday baaritaannada oo ay sameeyeen xafiisyo kala duwan ee dowladeed. Qeybtan 41-aad ee Maamul Wanaag Podcast, Mahad Waasuge & Axmed Ciise Guutaale oo ah Hantidhowraha Guud ee Soomaaliya ayaa ku gorfeynaya nuxurka warbixinnada uu soo saaray xafiiska Hantidhowrka Guud iyo kaalinta ay baaritaannadan ka qaadanayaan sare-u-qaadista daahfurnaanta & isla-xisaabtanka.Contact Somali Public Agenda’s Maamul Wanaag Podcast·      Tweet us at @somalipubagenda and @MahadWasuge (the host)·      Email us at [email protected] for listening!

Episode metadata supplied by the publisher feed · Published Nov 12, 2024

Embed this episode

Dhawaan warbixinno la xiriira baaritaanno uu ku sameeyay 19 hay’ad dowladeed ayuu daabacay Xafiiska Hantidhowraha Guud. Warbixinnada waxaa ku jira natiijada khaladaad kala duwan oo lagu ogaaday baaritaannada oo ay sameeyeen xafiisyo kala duwan ee dowladeed. Qeybtan 41-aad ee Maamul Wanaag Podcast, Mahad Waasuge & Axmed Ciise Guutaale oo ah Hantidhowraha Guud ee Soomaaliya ayaa ku gorfeynaya nuxurka warbixinnada uu soo saaray xafiiska Hantidhowrka Guud iyo kaalinta ay baaritaannadan ...

Distinct summary based on available episode metadata or transcript content.

Ready to play

Hufnaanta & Isla Xisaabtanka Hay’adaha Dowladda & Baaritaannada Xafiiska Hantidhowrka Guud

0:00 38:26

No transcript for this episode yet

We transcribe on demand. Request one and we'll notify you when it's ready — usually under 10 minutes.

No similar episodes found.

Frequently Asked Questions

How long is this episode of Maamul Wanaag?

This episode is 38 minutes long.

When was this Maamul Wanaag episode published?

This episode was published on November 12, 2024.

Can I download this Maamul Wanaag episode?

Yes. Use the download control on the episode player to save the publisher-provided media file.
URL copied to clipboard!