Kaalinta Bulshada Rayidka ee Hufnaanta Doorashada Golaha Shacabka episode artwork

EPISODE · Feb 14, 2022 · 33 MIN

Kaalinta Bulshada Rayidka ee Hufnaanta Doorashada Golaha Shacabka

from Maamul Wanaag · host Somali Public Agenda

Doorashada Soomaaliya waxa ay mareysaa meel dhexe. In ka badan 100 xildhibaan ayaa la doortay. Muddada lagu heshiiyay 9-kii January 2022 waxa ay ahayd in 25-ka February lagusoo qabagabeeyo doorashada. Podcast-gan waxa aan si gaar ah ugu eegeynaa  kaalinta bulshada rayidka ee doorashada. Waxaa marti ku ah Sainab Xasan iyo Axmednur Cabdullahi Axmed. Sainab Xasan waa Aasaasaha iyo Agaasimaha Guud ee Somali Gender Equity Movement. Axmednur Cabdullahi Axmed waa mid kamid ah culimada Soomaaliyeed. Labadooduba waxa ay xubno ka yihiin Guddiga Bulshada Rayidka ee Hufnaanta iyo Ilaalinta Habraaca Doorashooyinka Contact Somali Public Agenda’s Maamul Wanaag Podcast·      Tweet us at @somalipubagenda and @MahadWasuge (the host)·      Email us at [email protected] for listening!

Episode metadata supplied by the publisher feed · Published Feb 14, 2022

Embed this episode

Doorashada Soomaaliya waxa ay mareysaa meel dhexe. In ka badan 100 xildhibaan ayaa la doortay. Muddada lagu heshiiyay 9-kii January 2022 waxa ay ahayd in 25-ka February lagusoo qabagabeeyo doorashada. Podcast-gan waxa aan si gaar ah ugu eegeynaa kaalinta bulshada rayidka ee doorashada. Waxaa marti ku ah Sainab Xasan iyo Axmednur Cabdullahi Axmed. Sainab Xasan waa Aasaasaha iyo Agaasimaha Guud ee Somali Gender Equity Movement. Axmednur Cabdullahi Axmed waa mid kamid ah culimada S...

Distinct summary based on available episode metadata or transcript content.

NOW PLAYING

Kaalinta Bulshada Rayidka ee Hufnaanta Doorashada Golaha Shacabka

0:00 33:05

No transcript for this episode yet

We transcribe on demand. Request one and we'll notify you when it's ready — usually under 10 minutes.

No similar episodes found.

Frequently Asked Questions

How long is this episode of Maamul Wanaag?

This episode is 33 minutes long.

When was this Maamul Wanaag episode published?

This episode was published on February 14, 2022.

Can I download this Maamul Wanaag episode?

Yes. Use the download control on the episode player to save the publisher-provided media file.
URL copied to clipboard!