EPISODE · Apr 6, 2022 · 1H 23M
Kaalinta uu Turkiga ku Leeyahay Bixinta Adeegyada Bulshada Muqdisho
from Adeeg Wanaag · host Somali Public Agenda
Dhawaan waxa ay Somali Public Agenda daabacday warbixin iftiimineysa kaalinta hay’adaha Turkiga ee bixinta adeegyada waxbarashada iyo caafimaadka iyo kaabayaasha Muqdisho gaar ahaan jidadka laamiga ah iyo dhismayaasha.Warbixinta waxaa wada qoray Farxaan Isaaq Yusuf oo ah agaasime ku xigeenka Somali Public Agenda, Mahad iyo Maxamed Sharif oo ah cilmibaare katirsan SPA. Halkan ka dhageyso madal lagusoo bandhigay daraasadda laguna falanqeeyay xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga.Contact Somali Public Agenda’s Adeeg Wanaag Podcast· Tweet us at @somalipubagenda, @Aweisade (the host), and @SPAPolicyLab· Email us at [email protected] for listening!
Embed this episode
NOW PLAYING
Kaalinta uu Turkiga ku Leeyahay Bixinta Adeegyada Bulshada Muqdisho
No transcript for this episode yet
Similar Episodes
No similar episodes found.