Kaalinta Xildhibaannada ee Xalinta Khilaafka u Dhexeeya Dowladda Federaalka & Puntland episode artwork

EPISODE · Aug 28, 2024 · 48 MIN

Kaalinta Xildhibaannada ee Xalinta Khilaafka u Dhexeeya Dowladda Federaalka & Puntland

from Maamul Wanaag · host Somali Public Agenda

Tan iyo dabayaaqadii sanadkii 2022, Madaxweynaha Puntland qeyb kama ahayn Madasha Wadatashiga Qaran & heshiisyadii siyaasadeed ee saldhigga u noqday dib-u-eegista & wax-ka-beddelka dastuurka. 31 March 2024 Puntand waxa ay kasoo horjeesatay wax-ka-beddelkii lagu sameeyay afarta cutub ee ugu horreysa dastuurka federaalka. Qeybtan 41-aad ee Maamul Wanaag Podcast, Mahad Waasuge & Cabdullaahi Faarax Mire oo ah xildhibaan katirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya waxa ay ku gorfeynayaan arrimaha la isku khilaafsan yahay, kaalinta xildhibaannada lagasoo doortay Puntland & xalka. Contact Somali Public Agenda’s Maamul Wanaag Podcast·      Tweet us at @somalipubagenda and @MahadWasuge (the host)·      Email us at [email protected] for listening!

Episode metadata supplied by the publisher feed · Published Aug 28, 2024

Embed this episode

Tan iyo dabayaaqadii sanadkii 2022, Madaxweynaha Puntland qeyb kama ahayn Madasha Wadatashiga Qaran & heshiisyadii siyaasadeed ee saldhigga u noqday dib-u-eegista & wax-ka-beddelka dastuurka. 31 March 2024 Puntand waxa ay kasoo horjeesatay wax-ka-beddelkii lagu sameeyay afarta cutub ee ugu horreysa dastuurka federaalka. Qeybtan 41-aad ee Maamul Wanaag Podcast, Mahad Waasuge & Cabdullaahi Faarax Mire oo ah xildhibaan katirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaal...

Distinct summary based on available episode metadata or transcript content.

NOW PLAYING

Kaalinta Xildhibaannada ee Xalinta Khilaafka u Dhexeeya Dowladda Federaalka & Puntland

0:00 48:02

No transcript for this episode yet

We transcribe on demand. Request one and we'll notify you when it's ready — usually under 10 minutes.

No similar episodes found.

Frequently Asked Questions

How long is this episode of Maamul Wanaag?

This episode is 48 minutes long.

When was this Maamul Wanaag episode published?

This episode was published on August 28, 2024.

Can I download this Maamul Wanaag episode?

Yes. Use the download control on the episode player to save the publisher-provided media file.
URL copied to clipboard!