Kitaabka ( Dhufayska muslimka ) 02 episode artwork

EPISODE · May 7, 2026 · 51 MIN

Kitaabka ( Dhufayska muslimka ) 02

from Kitaabka ( Dhufayska muslimka ) · host Sh. Saciid bin Al Qaxdaani

Kitaabka ( Dhufayska muslimka ) 02

Kitaabka ( Dhufayska muslimka ) 02

NOW PLAYING

Kitaabka ( Dhufayska muslimka ) 02

0:00 51:08

No transcript for this episode yet

We transcribe on demand. Request one and we'll notify you when it's ready — usually under 10 minutes.

sharaxa kitaabka At-tibyaan ee imam nawawi C.Rashiid Cali Suufi kitaabkan waxa uu ka hadlayaa cutubyo waawayn oo ku saabsan qur,aanka sida: aadaaba mucalimka quraanka iyo ardayga baranayaba, aadaabta dadka quraanka xifdisan, fadliga suuradaha iyo aayadaha, I.w.m Codka Waayaha Cusub @ttb.twr.org/somali Thru the Bible Somali Codka waayaha Cusub wuxuu qayb ka yahay hay’ad dadka barta Kitaabka Qodduuska ah, oo loo yaqaanno (Thru-the Bible) ama Dhexmarka kitaabka Qodduuska ah. Taxanahan waxaa isku dubbariday horraan Ditoor J.Vernon McGee, waxaana lagu turjumay, oo lagu jaangooyey in ka badan 100 luuqadood iyo lahjado. Waxaa loo qaabeeyey barnaamijyo ka kooban 30 daqiiqo oo isku xig-xiga, kuwaasoo dhegaystaha uu ku baranayo Baybalka oo dhan. Iminka barnaamijyadaas oo dhan, waxay kugu jiraan internetka.Waxaanan ku faraxsan nahay in aad dooratay bal inaad wax badan ka barato Hadallada Ilaah adigoo dhegaysanaya barnaamijyadaas. Waxaa haddaba lagugu adkaynayaa inaad haatan dhegaysato ugu yaraan hal barnaamij maalintiiba, ka billaabata Isniinta ilaa iyo Jimcaha. Haddii aad sidaa yeesho toddobaad waliba, ayaa shanta sannadood ee soo socota ku baran doontaa qisooyinka kitaabka Qodduuska ah.Waxaanan ku faraxsan nahay in aad dooratay bal inaad wax badan ka barato Hadallada Ilaah adigoo dhegaysanaya barnaamijyadaas. W Dhismaha guriga muslimka Mustafe x. Ismaacil Muxaadaro ka hadlaysa dhismaha guriga muslimka iyo maqaamka uu dhigay islaamku haweenayda.Mabaadida uu ku dhisan yahay guriga muslimka sida: in hogaanka loo daayo sawjka, in lawada tashado, in la is adeeco, in la xifdiyo sirta. Kitaabu Tawxiid - Imam C/Raxman Masjid Al-Furqaan Halkan ka Qaado Kitaabka: http://waqfeya.com/book.php?bid=7781

Frequently Asked Questions

How long is this episode of Kitaabka ( Dhufayska muslimka )?

This episode is 51 minutes long.

When was this Kitaabka ( Dhufayska muslimka ) episode published?

This episode was published on May 7, 2026.

What is this episode about?

Kitaabka ( Dhufayska muslimka ) 02

Can I download this Kitaabka ( Dhufayska muslimka ) episode?

Yes, you can download this episode by clicking the download button on the episode player, or subscribe to the podcast in your preferred podcast app for automatic downloads.
URL copied to clipboard!