Codka Waayaha Cusub @ttb.twr.org/somali podcast artwork

PODCAST · religion

Codka Waayaha Cusub @ttb.twr.org/somali

Codka waayaha Cusub wuxuu qayb ka yahay hay’ad dadka barta Kitaabka Qodduuska ah, oo loo yaqaanno (Thru-the Bible) ama Dhexmarka kitaabka Qodduuska ah. Taxanahan waxaa isku dubbariday horraan Ditoor J.Vernon McGee, waxaana lagu turjumay, oo lagu jaangooyey in ka badan 100 luuqadood iyo lahjado. Waxaa loo qaabeeyey barnaamijyo ka kooban 30 daqiiqo oo isku xig-xiga, kuwaasoo dhegaystaha uu ku baranayo Baybalka oo dhan. Iminka barnaamijyadaas oo dhan, waxay kugu jiraan internetka.Waxaanan ku faraxsan nahay in aad dooratay bal inaad wax badan ka barato Hadallada Ilaah adigoo dhegaysanaya barnaamijyadaas. Waxaa haddaba lagugu adkaynayaa inaad haatan dhegaysato ugu yaraan hal barnaamij maalintiiba, ka billaabata Isniinta ilaa iyo Jimcaha. Haddii aad sidaa yeesho toddobaad waliba, ayaa shanta sannadood ee soo socota ku baran doontaa qisooyinka kitaabka Qodduuska ah.Waxaanan ku faraxsan nahay in aad dooratay bal inaad wax badan ka barato Hadallada Ilaah adigoo dhegaysanaya barnaamijyadaas. W

No episodes available yet.

Type above to search every episode's transcript for a word or phrase. Matches are scoped to this podcast.

Searching…

We're indexing this podcast's transcripts for the first time — this can take a minute or two. We'll show results as soon as they're ready.

No matches for "" in this podcast's transcripts.

Showing of matches

TOPICS IN THIS SHOW

Click any topic to search every transcript on PodParley for moments someone mentioned it.

Loading reviews...

ABOUT THIS SHOW

Codka waayaha Cusub wuxuu qayb ka yahay hay’ad dadka barta Kitaabka Qodduuska ah, oo loo yaqaanno (Thru-the Bible) ama Dhexmarka kitaabka Qodduuska ah. Taxanahan waxaa isku dubbariday horraan Ditoor J.Vernon McGee, waxaana lagu turjumay, oo lagu jaangooyey in ka badan 100 luuqadood iyo lahjado. Waxaa loo qaabeeyey barnaamijyo ka kooban 30 daqiiqo oo isku xig-xiga, kuwaasoo dhegaystaha uu ku baranayo Baybalka oo dhan. Iminka barnaamijyadaas oo dhan, waxay kugu jiraan internetka.Waxaanan ku faraxsan nahay in aad dooratay bal inaad wax badan ka barato Hadallada Ilaah adigoo dhegaysanaya barnaamijyadaas. Waxaa haddaba lagugu adkaynayaa inaad haatan dhegaysato ugu yaraan hal barnaamij maalintiiba, ka billaabata Isniinta ilaa iyo Jimcaha. Haddii aad sidaa yeesho toddobaad waliba, ayaa shanta sannadood ee soo socota ku baran doontaa qisooyinka kitaabka Qodduuska ah.Waxaanan ku faraxsan nahay in aad dooratay bal inaad wax badan ka barato Hadallada Ilaah adigoo dhegaysanaya barnaamijyadaas. W

HOSTED BY

Thru the Bible Somali

Produced by The A Group

Frequently Asked Questions

How many episodes does Codka Waayaha Cusub @ttb.twr.org/somali have?

Codka Waayaha Cusub @ttb.twr.org/somali currently has 0 episodes available on PodParley. New episodes are automatically indexed when they're published to the podcast feed.

What is Codka Waayaha Cusub @ttb.twr.org/somali about?

Codka waayaha Cusub wuxuu qayb ka yahay hay’ad dadka barta Kitaabka Qodduuska ah, oo loo yaqaanno (Thru-the Bible) ama Dhexmarka kitaabka Qodduuska ah. Taxanahan waxaa isku dubbariday horraan Ditoor J.Vernon McGee, waxaana lagu turjumay, oo lagu jaangooyey in ka badan 100 luuqadood iyo lahjado....

How often does Codka Waayaha Cusub @ttb.twr.org/somali release new episodes?

Codka Waayaha Cusub @ttb.twr.org/somali is no longer actively publishing new episodes, but the existing catalog remains available.

Where can I listen to Codka Waayaha Cusub @ttb.twr.org/somali?

You can listen to Codka Waayaha Cusub @ttb.twr.org/somali on PodParley by clicking any episode. We provide an embedded audio player for direct listening.

Who hosts Codka Waayaha Cusub @ttb.twr.org/somali?

Codka Waayaha Cusub @ttb.twr.org/somali is created and hosted by Thru the Bible Somali.
URL copied to clipboard!