Maanka & Koboca | Xalqadda 1: Sida 1% uu noloshaada u beddelo (Sirta caadooyinka yaryar) episode artwork

EPISODE · May 25, 2026 · 9 MIN

Maanka & Koboca | Xalqadda 1: Sida 1% uu noloshaada u beddelo (Sirta caadooyinka yaryar)

from Kulan Podcast · host Mohamed

Kusoo dhawaada xalqaddii ugu horreysay ee barnaamijka Maanka & Koboca! Sannad kasta waxaan qaadannaa go'aanno waaweyn oo aan nolosheenna ku beddeleyno, laakiin maxay dhowr isbuuc ka dib inbadan oo naga mid ah ugu fashilmaan?Xalqaddan, waxaan si qoto dheer ugu dhex quusi doonnaa Sirta 1%. Sida isbeddellada yaryar ee aan la arki karin ay noloshaada si weyn ugu beddeli karaan haddii aad maalin walba joogteeyso. Waxaan ku baran doonnaa farqiga u dhexeeya Nidaamka (System) iyo Natiijada (Goals), iyo xeerar cilmi-nafsi ah oo aad maanta isticmaali karto si aad u jebiso caajiska nolosha.

NOW PLAYING

Maanka & Koboca | Xalqadda 1: Sida 1% uu noloshaada u beddelo (Sirta caadooyinka yaryar)

0:00 9:57

No transcript for this episode yet

We transcribe on demand. Request one and we'll notify you when it's ready — usually under 10 minutes.

No similar episodes found.

No similar podcasts found.

Frequently Asked Questions

How long is this episode of Kulan Podcast?

This episode is 9 minutes long.

When was this Kulan Podcast episode published?

This episode was published on May 25, 2026.

What is this episode about?

Kusoo dhawaada xalqaddii ugu horreysay ee barnaamijka Maanka & Koboca! Sannad kasta waxaan qaadannaa go'aanno waaweyn oo aan nolosheenna ku beddeleyno, laakiin maxay dhowr isbuuc ka dib inbadan oo naga mid ah ugu fashilmaan?Xalqaddan, waxaan si qoto...

Can I download this Kulan Podcast episode?

Yes, you can download this episode by clicking the download button on the episode player, or subscribe to the podcast in your preferred podcast app for automatic downloads.
URL copied to clipboard!