Maareynta Kalaguurka: Dastuurka, Doorashooyinka & Dibadbaxyada episode artwork

EPISODE · May 10, 2026 · 1H 3M

Maareynta Kalaguurka: Dastuurka, Doorashooyinka & Dibadbaxyada

from Maamul Wanaag · host Somali Public Agenda

Muddadii afarta sano ahayd ee la doortay baarlamaanka federaalka waa dhamaatay. Sidoo kale muddadii afarta sano ahayd ee Madaxweynaha ayaa dhamaaneysa 15-ka May ee sanadkan. Weli dhinacyada heshiis kuma aha sida loo maareynayo doorashooyinka dowlad-goboleedyada iyo heer federaal.Qeybtan 71-aad ee Maamul Wanaag Podcast, Mahad Waasuge iyo Xil. Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe), oo ah mudane katirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, horena u soo noqday muddo 3 jeer ah Agaasimaha Hay’adda NISA, Wasiir heer federaal ah iyo Diblomaasi, waxa ay ku falanqeynayaan maareynta marxaladda kalaguurka, dastuurka iyo doorashooyinka dowlad-goboleedyada iyo heer federaal.Contact Somali Public Agenda’s Maamul Wanaag Podcast·      Tweet us at @somalipubagenda and @MahadWasuge (the host)·      Email us at [email protected] for listening!

Episode metadata supplied by the publisher feed · Published May 10, 2026

Embed this episode

Muddadii afarta sano ahayd ee la doortay baarlamaanka federaalka waa dhamaatay. Sidoo kale muddadii afarta sano ahayd ee Madaxweynaha ayaa dhamaaneysa 15-ka May ee sanadkan. Weli dhinacyada heshiis kuma aha sida loo maareynayo doorashooyinka dowlad-goboleedyada iyo heer federaal. Qeybtan 71-aad ee Maamul Wanaag Podcast, Mahad Waasuge iyo Xil. Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe), oo ah mudane katirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, horena u soo noqday muddo 3 jeer a...

Distinct summary based on available episode metadata or transcript content.

NOW PLAYING

Maareynta Kalaguurka: Dastuurka, Doorashooyinka & Dibadbaxyada

0:00 1:03:37

No transcript for this episode yet

We transcribe on demand. Request one and we'll notify you when it's ready — usually under 10 minutes.

No similar episodes found.

Frequently Asked Questions

How long is this episode of Maamul Wanaag?

This episode is 1 hour and 3 minutes long.

When was this Maamul Wanaag episode published?

This episode was published on May 10, 2026.

Can I download this Maamul Wanaag episode?

Yes. Use the download control on the episode player to save the publisher-provided media file.
URL copied to clipboard!