EPISODE · Feb 19, 2026 · 42 MIN
Mustaqbalka Howlgalka AUSSOM
from Maamul Wanaag · host Somali Public Agenda
Howlgalka nabad-ilaalinta AUSSOM waxa uu Soomaaliya ka shaqeynayay tan iyo sanadkii 2007. Waa kid kamid ah howlgallada nabad ilaalin ee ugu wakhtiga dheer. Inkastoo ay jireen dadaallo kala duwan oo la doonayay in lagosoo afjarohowlgalka, weli waa shaqeynayaa. Howlgalka waa mid dalalkaMidowga Afrika ay ciidanka keeneen balse waajibaadkooda uuansixiyo Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay. Howlgalka ayaa wajahaya xaalad dhaqaale xumo.Qeybtan 67aad ee Maamul Wanaag Podcast, Mahad Waasuge iyo Samira Gaid oo ah Head of Research and Policy ee BalqiisInsights, horena uga soo shaqeysay Xafiiska Raysal Wasaaraha dhanka dib-u-habeynta ciidanka, waxa ay ku falanqeynayaan mustaqbalka howlgalka AUSSOM.Contact Somali Public Agenda’s Maamul Wanaag Podcast· Tweet us at @somalipubagenda and @MahadWasuge (the host)· Email us at [email protected] for listening!
Embed this episode
What this episode covers
Howlgalka nabad-ilaalinta AUSSOM waxa uu Soomaaliya ka shaqeynayay tan iyo sanadkii 2007. Waa kid kamid ah howlgallada nabad ilaalin ee ugu wakhtiga dheer. Inkastoo ay jireen dadaallo kala duwan oo la doonayay in lagosoo afjarohowlgalka, weli waa shaqeynayaa. Howlgalka waa mid dalalkaMidowga Afrika ay ciidanka keeneen balse waajibaadkooda uuansixiyo Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay. Howlgalka ayaa wajahaya xaalad dhaqaale xumo. Qeybtan 67aad ee Maamul Wanaag Podcast, Mahad Waasuge iyo Sam...
NOW PLAYING
Mustaqbalka Howlgalka AUSSOM
No transcript for this episode yet
Similar Episodes
No similar episodes found.