Skip to content
Naf la hadhid Q-2aad| Self Sabotage episode artwork

Mar 26, 2024 23 min

Naf la hadhid Q-2aad| Self Sabotage

from Xidhiidhada Nolosha Podcast Hosted by Amaal Haybe

Fariin ii reeb :) Waa maxaay talaabooyinka ay tahay qofku inuu qaado si uu wax uga badali karo dabeecadan aan fayoobayn ee uu leeyahay? Ma ogtahay in mararka qaar in aad adigu naftaada la hadhi kartid (self-sabotage). Hadaba dhaqan ama dabeecado noocma ah ayuu qofku muujiyaa markuu yahay qof naftiisa la hadhaya oo aaminadihiisa iyo dareemadiisu yihiin waxa ka hor istaagaya in uu isbadal la yimaado noloshiisa u fiican ama aqbalo waxyabaha fiican ee noloshiisa kusoo biira. Jawaabta su'aashan iyo faahfaahin dheeraada waxaad ka helaysaa xalqada isbuucan. Dhagaysi wacan. https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp

Episode details come from the podcast's RSS feed.

Embed this episode

Ready to play

Naf la hadhid Q-2aad| Self Sabotage

0:00 23:17

No transcript yet.

Requests help us decide what to transcribe next.

Frequently asked questions

How long is this episode of Xidhiidhada Nolosha Podcast?

This episode is 23 minutes long.

When was this Xidhiidhada Nolosha Podcast episode published?

This episode was published on March 26, 2024.

Can I download this Xidhiidhada Nolosha Podcast episode?

Yes. Use the download control on the episode player to save the publisher-provided media file.