EPISODE · Sep 5, 2023 · 19 MIN
Naf-saamixid
from Xidhiidhada Nolosha Podcast
Fariin ii reeb :)Goormay ahayd markii ugu danbeysay ee aad qalad naftaada ama qof kale aad ka gashid, se naftaada si buuxda maw saamaxday? Maxay ku kala duwan yihiin in aad naftaada saamaxdid iyo in aaad naftaada si buuxda u xisaabisid marka qalad kaa dhaco? Baro taloobooyinka ay tahay in uu qofku qaado si uu si cafimad qabta uga gudbi karo qalad ka uu sameeyay iyo culayska weheliya. Dhagaysi wacan.https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp
Embed this episode
NOW PLAYING
Naf-saamixid
No transcript for this episode yet
Similar Episodes
No similar episodes found.
Similar Podcasts
No similar podcasts found.