EPISODE · May 14, 2024 · 23 MIN
Naf u been sheegid| Self-Deception Q-1aad
from Xidhiidhada Nolosha Podcast · host Amaal Haybe
Fariin ii reeb :)Ma ogtahay in marar badan aynu nafaheena been u sheegno inagoon ka war qabin? Naf u been sheegisto waa dabeecad kamida dabeecadaha dad badani leeyihiin se ayna ka war qabin saamayn aan fiicnayna noloshooda ay ku keento. Dhagayso xalqadan isbuucan si aad wax uga ogaatid dabeecadan naf u been sheegista iyo qaabka ay u soo if baxdo nolosha dhexdeeda. Halkan kala soco qoraalo iyo videos aan kusoo gudbiyo instagram page kaygan kuwaasoo ku baxaya af soomali - https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp Dhagaysi wacan. https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp
NOW PLAYING
Naf u been sheegid| Self-Deception Q-1aad
No transcript for this episode yet
Similar Episodes
Mar 26, 2026 ·1m
Jan 2, 2026 ·47m
Dec 21, 2025 ·46m