Naqsahadeynta xalka waara ee Soomaaliya iyo ku saleynta baahiyaha dadka barakcayaasha episode artwork

EPISODE · Dec 14, 2022 · 1H 4M

Naqsahadeynta xalka waara ee Soomaaliya iyo ku saleynta baahiyaha dadka barakcayaasha

from Adeeg Wanaag · host Somali Public Agenda

Somalia waxaa sanado ka jira barakac baahsan oo ay sababeen coladaha soo laalaabtay iyo dhibaatooyinka la xiriira cimilada. Dowladda iyo haya’daha caalamiga ah ayaa in muddo ah la tacaalayay in la yareeyo ama xal waara loo helo dhibaatada barakaca. Haya’daha caalamiga ah ayaa sameeya dadaallo lagu naqshadeynayo barnaamijyo lagu doonayo in xal waara loogu helo barakaca. Haseyeeshee, waxaa jira caqabado ay wajahayaan haya’daha oo la xiriira in ay fahmaan ama helaan xog ku saabsan duruufaha dhabta ah ee jira. Waxana lagama marmaan ah in barnaamijyada la doonayo in xaal waara loogu helo dadka barakacayaasha ah lagu saleeyo baahida dhabta ah ee dadkaas heysata. Haddaba, si arrimahaas loo fahmo, podcast-gan waxaa lagu falanqeynayaa caqabadaha hadda taagan ee barakaca la xiriira, kaalinta dowladda iyo haya’daha caalamiga ah iyo waxa uga qorsheysan iyo kaalinta qorshayaashaasi ay ku leeyihiin dadka barakacayaasha ah.Podcast-gaan oo ay iska kashnayaan Somali Public Agenda iyo ReDSS (Regional Durable Solutions Secretariat) waxaa marti ku ah Zahra Cabdi Maxamed oo ah Agaasimaha Xalka Waara iyo Kormeerka iyo Qiimeynta ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Dowlada Federaalka Soomaaliya, Cabdullahi Cabdi Xasan oo ah maamulaha guud ee ReDSS Soomaaliya, iyo Maxamed Cabdi Cabdullahi oo dadka barakacayaasha ka mid ah.Contact Somali Public Agenda’s Adeeg Wanaag Podcast·      Tweet us at @somalipubagenda, @Aweisade (the host), and @SPAPolicyLab·      Email us at [email protected] for listening!

Episode metadata supplied by the publisher feed · Published Dec 14, 2022

Embed this episode

Somalia waxaa sanado ka jira barakac baahsan oo ay sababeen coladaha soo laalaabtay iyo dhibaatooyinka la xiriira cimilada. Dowladda iyo haya’daha caalamiga ah ayaa in muddo ah la tacaalayay in la yareeyo ama xal waara loo helo dhibaatada barakaca. Haya’daha caalamiga ah ayaa sameeya dadaallo lagu naqshadeynayo barnaamijyo lagu doonayo in xal waara loogu helo barakaca. Haseyeeshee, waxaa jira caqabado ay wajahayaan haya’daha oo la xiriira in ay fahmaan ama helaan xog ku saabsan duruufaha dhab...

Distinct summary based on available episode metadata or transcript content.

Ready to play

Naqsahadeynta xalka waara ee Soomaaliya iyo ku saleynta baahiyaha dadka barakcayaasha

0:00 1:04:34

No transcript for this episode yet

We transcribe on demand. Request one and we'll notify you when it's ready — usually under 10 minutes.

No similar episodes found.

Frequently Asked Questions

How long is this episode of Adeeg Wanaag?

This episode is 1 hour and 4 minutes long.

When was this Adeeg Wanaag episode published?

This episode was published on December 14, 2022.

Can I download this Adeeg Wanaag episode?

Yes. Use the download control on the episode player to save the publisher-provided media file.
URL copied to clipboard!