Nooca Doorasho ee Golaha Midnimada, Doodaha Dhinacyada & Doorka Beesha Caalamka episode artwork

EPISODE · Aug 5, 2026 · 1H 6M

Nooca Doorasho ee Golaha Midnimada, Doodaha Dhinacyada & Doorka Beesha Caalamka

from Maamul Wanaag · host Maamul Wanaag Podcast

Bishii Luulyo, waxaa Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ka dhacay dhowr wareeg oo wada-hadallo heer farsamo ah oo ku saabsanaa arrimaha doorashooyinka. Beesha caalamka ayaa ku lahayd door dhexdhexaadin. Dowladda Federaalka iyo saddex garab oo mucaarad ah—GolahaMustaqbalka, Golaha Midnimada, iyo Nabad & Nolol—ayaa soo bandhigay noocyada doorasho ee ay u arkaan inay ku habboon yihiin doorashada baarlamaanka federaalka ee xiga ee Soomaaliya.Qeybta 78-aad ee Maamul Wanaag Podcast, Mahad Waasuge iyo Raysal Wasaare CumarCabdirashiid Cali Sharmaarke—oo laba jeer soo noqday Raysal Wasaare, musharrax Madaxweyne ahaa sanadkii 2017, haddana ah hoggaamiyaha Golaha Midnimada—ayaa ku gorfeynaya arrimaha doorashooyinka, aragtida mucaaradka, nooca doorashada ee Golaha Midnimada, kaalinta dhexdhexaadin ee beesha caalamka, iyo xaaladda guud ee siyaasadda dalka.Contact Somali Public Agenda’s Maamul Wanaag Podcast·      Tweet us at @somalipubagenda and @MahadWasuge (the host)·      Email us at [email protected] for listening!

Episode metadata supplied by the publisher feed · Published Aug 5, 2026

Embed this episode

Bishii Luulyo, waxaa Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ka dhacay dhowr wareeg oo wada-hadallo heer farsamo ah oo ku saabsanaa arrimaha doorashooyinka. Beesha caalamka ayaa ku lahayd door dhexdhexaadin. Dowladda Federaalka iyo saddex garab oo mucaarad ah—GolahaMustaqbalka, Golaha Midnimada, iyo Nabad & Nolol—ayaa soo bandhigay noocyada doorasho ee ay u arkaan inay ku habboon yihiin doorashada baarlamaanka federaalka ee xiga ee Soomaaliya. Qeybta 78-aad ee Maamul Wanaag Podcast, Mahad Waasu...

Distinct summary based on available episode metadata or transcript content.

NOW PLAYING

Nooca Doorasho ee Golaha Midnimada, Doodaha Dhinacyada & Doorka Beesha Caalamka

0:00 1:06:53

No transcript for this episode yet

We transcribe on demand. Request one and we'll notify you when it's ready — usually under 10 minutes.

No similar episodes found.

Frequently Asked Questions

How long is this episode of Maamul Wanaag?

This episode is 1 hour and 6 minutes long.

When was this Maamul Wanaag episode published?

This episode was published on August 5, 2026.

Can I download this Maamul Wanaag episode?

Yes. Use the download control on the episode player to save the publisher-provided media file.
URL copied to clipboard!