EPISODE · Apr 30, 2024 · 16 MIN
Noocyada Khilaafadka (Lamaanaha) Q-1aad
from Xidhiidhada Nolosha Podcast · host Amaal Haybe
Fariin ii reeb :)Maxay ku kala duwanyihiin khilaafadka soo if-baxa xidhiidhada dhexdooda waliba xidhiidhada lamaanaha? Khilaafkaste ma waxa weeyan in xal loo raadiyo si xidhiidhkaasi u noqdo mid fayow oo cafimad qaba. Xalqada isbuucan iyo isbuuca soo socda waxay wax ka badali doontaa hab fikirkaaga dhinaca khilaafaadka xidhiidhada dhexdooda.Dhagaysi wacan. https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp
What this episode covers
Fariin ii reeb :) Maxay ku kala duwanyihiin khilaafadka soo if-baxa xidhiidhada dhexdooda waliba xidhiidhada lamaanaha? Khilaafkaste ma waxa weeyan in xal loo raadiyo si xidhiidhkaasi u noqdo mid fayow oo cafimad qaba. Xalqada isbuucan iyo isbuuca soo socda waxay wax ka badali doontaa hab fikirkaaga dhinaca khilaafaadka xidhiidhada dhexdooda. Dhagaysi wacan. https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp
NOW PLAYING
Noocyada Khilaafadka (Lamaanaha) Q-1aad
No transcript for this episode yet
Similar Episodes
Mar 26, 2026 ·1m
Jan 2, 2026 ·47m
Dec 21, 2025 ·46m