EPISODE · Jan 8, 2025 · 42 MIN
Qaab-dhismeedka Nidaamka Federaalka & Federaaleynta Maaliyadda Soomaaliya
from Maamul Wanaag · host Somali Public Agenda
Hirgelinta nidaamka federaalka Soomaaliya weli lama dhameystirin. Inkastoo la dhisay dhowr dowlad-goboleed muddadii u dhexeysay 2013 iyo 2016, haddana ka shaqeysiinta nidaamka federaalka waxa uu ku jiraa marxalad bilow ah. Arrimaha aanan weli caddeyn oo marxalad heshiis siyaasadeed maraya waxaa kamid ah daadejinta awoodaha fulinta, federaaleynta maaliyadda, nidaamka garsoorka, iyo maqaamka Muqdisho. Qeybtan 47-aad ee Maamul Wanaag Podcast, Mahad Waasuge & Dr Ali Isse oo ah Agaasimaha Horn Economic and Social Policy Institute (HESPI), sidoo kalena khabiir ku ah arrimaha dhaqaalaha, ayaa ku gorfeynaya qaab-dhsmeedka nidaamka federaalka & federaaleynta maaliyadda SoomaaliyaContact Somali Public Agenda’s Maamul Wanaag Podcast· Tweet us at @somalipubagenda and @MahadWasuge (the host)· Email us at [email protected] for listening!
Embed this episode
What this episode covers
Hirgelinta nidaamka federaalka Soomaaliya weli lama dhameystirin. Inkastoo la dhisay dhowr dowlad-goboleed muddadii u dhexeysay 2013 iyo 2016, haddana ka shaqeysiinta nidaamka federaalka waxa uu ku jiraa marxalad bilow ah. Arrimaha aanan weli caddeyn oo marxalad heshiis siyaasadeed maraya waxaa kamid ah daadejinta awoodaha fulinta, federaaleynta maaliyadda, nidaamka garsoorka, iyo maqaamka Muqdisho. Qeybtan 47-aad ee Maamul Wanaag Podcast, Mahad Waasuge & Dr Ali Isse oo ah Agaasimah...
NOW PLAYING
Qaab-dhismeedka Nidaamka Federaalka & Federaaleynta Maaliyadda Soomaaliya
No transcript for this episode yet
Similar Episodes
No similar episodes found.