EPISODE · Apr 11, 2023 · 20 MIN
Qaab falcelimeed; Dabeecadaha iyo dhaqamada aan fayoobayn
from Xidhiidhada Nolosha Podcast · host Amaal Haybe
Fariin ii reeb :)Xalqadan xidhiidhada Nolosha waxaan kaga hadlayaa saddex dabeecadood ama dhaqan oo aan fayoobayn oo dadka qaar muujiyaan xiliyada ay la soo darsaan wakhtiyo adag amaba isbadal kuyimaado noloshooda. Dhaqamadan ama dabeecadahani waa qaar saamayn aan wanaagsanayn kuleh dadka cafimaadkooda maskaxeed iyo xidhiidhada ay la leeyihiin dadka kale. Dhagaysi wacan. https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp
Embed this episode
NOW PLAYING
Qaab falcelimeed; Dabeecadaha iyo dhaqamada aan fayoobayn
No transcript for this episode yet
Similar Episodes
No similar episodes found.
Similar Podcasts
No similar podcasts found.