Qaab Xidhiidheed Q - 2aad| Attachment styles episode artwork

EPISODE · Jan 30, 2024 · 21 MIN

Qaab Xidhiidheed Q - 2aad| Attachment styles

from Xidhiidhada Nolosha Podcast · host Amaal Haybe

Fariin ii reeb :)In badan ma maqashay Attachment style? Ma iskudayday in aad wax kaa fahantidqaab-dhaqameedkaaga xidhiidhada dhexdooda se ma rabtaa ama diyaar ma u tahay in aad si daacada naftaada wax uga ogaatid si aad u garan kartid daldaloolada aad leedahay shakhsi ahaan ee mararka qaar saameeyaa xidhiidhada aad dadka la leedahay?Xalqadan 1aad ee Season 2 dhagayso si aad u qaadid talaabada u horeysa ee kaa caawinaysaa kuuguna riixi doonta in aad isbadal la timaadid dhinaca xidhiidhada aad dadka kale la leedaahay.  Dhagaysi wacan. Sidoo kale ka faaidayso tababar (group coaching program) aan bilaabayo bisha February 3rd oo aad kuheli kartid qiimo dhimis 50% ah -  Halkan iska diiwangali  https://forms.gle/DaUFAFshGHov6ewz7https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp

Episode metadata supplied by the publisher feed · Published Jan 30, 2024

Embed this episode

Fariin ii reeb :) In badan ma maqashay Attachment style? Ma iskudayday in aad wax kaa fahantid qaab-dhaqameedkaaga xidhiidhada dhexdooda se ma rabtaa ama diyaar ma u tahay in aad si daacada naftaada wax uga ogaatid si aad u garan kartid daldaloolada aad leedahay shakhsi ahaan ee mararka qaar saameeyaa xidhiidhada aad dadka la leedahay? Xalqadan 1aad ee Season 2 dhagayso si aad u qaadid talaabada u horeysa ee kaa caawinaysaa kuuguna riixi doonta in aad isbadal la timaadid dhinaca xidhiidhada ...

Distinct summary based on available episode metadata or transcript content.

NOW PLAYING

Qaab Xidhiidheed Q - 2aad| Attachment styles

0:00 21:05

No transcript for this episode yet

We transcribe on demand. Request one and we'll notify you when it's ready — usually under 10 minutes.

No similar episodes found.

No similar podcasts found.

Frequently Asked Questions

How long is this episode of Xidhiidhada Nolosha Podcast?

This episode is 21 minutes long.

When was this Xidhiidhada Nolosha Podcast episode published?

This episode was published on January 30, 2024.

Can I download this Xidhiidhada Nolosha Podcast episode?

Yes. Use the download control on the episode player to save the publisher-provided media file.
URL copied to clipboard!