EPISODE · Sep 25, 2025 · 48 MIN
Qorshaha Tirakoobka Dalka & Isticmaalka Xogaha Rasmiga ah
from Maamul Wanaag · host Somali Public Agenda
Hay’adda Istaatistikada Qaranka Soomaaliya (Somalia National Bureau of Statistics) waxa ay sanadihii lasoo dhaafay ku howlaneyd dadaallo la xiriira uruurinta xogaha rasmiga ah ee dalka oo ay kamid tahay tirakoobka. Tayada & tirada xogaha rasmiha ah ee la hayo, iyo sida looga faa’ideysto ayaanan dad badan u caddeyn. Qeybtan 58-aad ee Maamul Wanaag Podcast, Mahad Waasuge & Dr. Abdisalan Mohamed, oo ah Agaasinmaha Guud ee Hay’adda Istaatistikada Qaranka Soomaaliya, waxa ay ku gorfeynayaan arrimaha la xiriira xogaha rasmiga ah & tirakoobka ee uu ka shaqeynayo Hay’adda Istaatistikada Qaranka. Contact Somali Public Agenda’s Maamul Wanaag Podcast· Tweet us at @somalipubagenda and @MahadWasuge (the host)· Email us at [email protected] for listening!
Embed this episode
NOW PLAYING
Qorshaha Tirakoobka Dalka & Isticmaalka Xogaha Rasmiga ah
No transcript for this episode yet
Similar Episodes
No similar episodes found.