EPISODE · Jul 20, 2022 · 42 MIN
Raadka uu Talyaaniga ku leeyahay dowladnimada Soomaaliya (Qeybta 1-aad)
from Maamul Wanaag · host Somali Public Agenda
Soomaaliya waxa ay Qaramada Midoobay u xilsaartay in ay Maxmiyad/Trusteeship muddo toban sano ah ku heyso dowladda Talyaaniga oo aan markaas xubin ka ahayn Qaramada Midoobay. Muddadii uu Talyaaniga maamulayay Soomaaliya waxa uu qaabeeyay nidaamka dowladnimada Soomaaliya. Qeybtan 1-aad ee wareysiga aan la yeelannay taariikhyahan Dr Maxamed Xaaji Mukhtaar waxa aan ku falanqeyneynaa sida uu Talyaaniga ku yimid Soomaaliya iyo sidii uu ugu fiday dhulka Soomaalida.Contact Somali Public Agenda’s Maamul Wanaag Podcast· Tweet us at @somalipubagenda and @MahadWasuge (the host)· Email us at [email protected] for listening!
Embed this episode
NOW PLAYING
Raadka uu Talyaaniga ku leeyahay dowladnimada Soomaaliya (Qeybta 1-aad)
No transcript for this episode yet
Similar Episodes
No similar episodes found.