Raadka uu Talyaaniga ku leeyahay dowladnimada Soomaaliya (Qeybta 2-aad) episode artwork

EPISODE · Aug 6, 2022 · 34 MIN

Raadka uu Talyaaniga ku leeyahay dowladnimada Soomaaliya (Qeybta 2-aad)

from Maamul Wanaag · host Somali Public Agenda

Soomaaliya waxa ay Qaramada Midoobay u xilsaartay in ay Maxmiyad/Trusteeship muddo toban sano ah ku heyso dowladda Talyaaniga oo aan markaas xubin ka ahayn Qaramada Midoobay. Muddadii uu Talyaaniga maamulayay Soomaaliya waxa uu qaabeeyay nidaamka dowladnimada Soomaaliya. Qeybtan 2-aad ee wareysiga aan la yeelannay taariikhyahan Dr Maxamed Xaaji Mukhtaar waxa aan ku falanqeyneynaa waxyaabihii uu qabtay Talyaaniga muddaddii 10-ka sano ahayd ee uu maamulayay Soomaaliya iyo waxyaabaha laga dhaxlay oo ilaa maanta dowladnimada Soomaaliya ka dhex muuqda.Contact Somali Public Agenda’s Maamul Wanaag Podcast·      Tweet us at @somalipubagenda and @MahadWasuge (the host)·      Email us at [email protected] for listening!

Episode metadata supplied by the publisher feed · Published Aug 6, 2022

Embed this episode

Soomaaliya waxa ay Qaramada Midoobay u xilsaartay in ay Maxmiyad/Trusteeship muddo toban sano ah ku heyso dowladda Talyaaniga oo aan markaas xubin ka ahayn Qaramada Midoobay. Muddadii uu Talyaaniga maamulayay Soomaaliya waxa uu qaabeeyay nidaamka dowladnimada Soomaaliya. Qeybtan 2-aad ee wareysiga aan la yeelannay taariikhyahan Dr Maxamed Xaaji Mukhtaar waxa aan ku falanqeyneynaa waxyaabihii uu qabtay Talyaaniga muddaddii 10-ka sano ahayd ee uu maamulayay Soomaaliya iyo waxyaabaha laga dhaxla...

Distinct summary based on available episode metadata or transcript content.

NOW PLAYING

Raadka uu Talyaaniga ku leeyahay dowladnimada Soomaaliya (Qeybta 2-aad)

0:00 34:24

No transcript for this episode yet

We transcribe on demand. Request one and we'll notify you when it's ready — usually under 10 minutes.

No similar episodes found.

Frequently Asked Questions

How long is this episode of Maamul Wanaag?

This episode is 34 minutes long.

When was this Maamul Wanaag episode published?

This episode was published on August 6, 2022.

Can I download this Maamul Wanaag episode?

Yes. Use the download control on the episode player to save the publisher-provided media file.
URL copied to clipboard!