EPISODE · Oct 3, 2023 · 11 MIN
Raaligalinta xad-dhaafka ah| People pleasing Q-2aad
from Xidhiidhada Nolosha Podcast
Fariin ii reeb :)Dabeecada loo yaqaano 'raaligalinnta xad--dhaafka ah' waa dabeecad ay dadka qaar muujiyaan taasoy hor mariyaan dadka kale baahidooda markastena isku dayaan in ay ilaaliyaan mashaacirta dadka kale. Waa dabeecad si taban u saamaysa qofku xidhiidhada uu dadka kale la leeyahay culays maskaxeedna ku keenta qofka nolol malmaadkiisa. Si aad wax uga ogaatid dabeecadan iyo waxa ku kalifa qofku inuu yeesho dhagayso xalqadan. Dhagaysi wacan. https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp
Embed this episode
NOW PLAYING
Raaligalinta xad-dhaafka ah| People pleasing Q-2aad
No transcript for this episode yet
Similar Episodes
No similar episodes found.
Similar Podcasts
No similar podcasts found.