Reer Miyiga Sidee Ayay U Maareeyaan Abaaraha? episode artwork

EPISODE · May 6, 2026 · 29 MIN

Reer Miyiga Sidee Ayay U Maareeyaan Abaaraha?

from Adeeg Wanaag · host Somali Public Agenda

Dhammaadka sanadkii hore, dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday xaalad abaareed in uu dalku galay, kadib markii ay baaqdeen roobabkii deyrta, iyo xilliga kuleylaha jiilaalka ee ka dambeeyay.  In ka badan 5 milyan oo qof ayaa la sheegay in ay abaartu saameysay. Hay’adda Ground Truth Solutions, ayaa warbixin dhawaan ka qortay saameynta abaarta, hababka bulshooyinku ula tacaaleen, iyo sida ay tahay haya’daha ka shaqeeya arrimahan in ay u wajahaan. Qeybtan 45-aad ee Adeeg Wanaag Podcast, Aweis Ahmed iyo Nasra Hussein Abdi oo iskuduwe ka ah Ground Truth Solutions, waxa ay ku falanqeynayaan nuxurka warbixintaas iyo talooyinkii la soo jeediyey.Contact Somali Public Agenda’s Adeeg Wanaag Podcast·      Tweet us at @somalipubagenda, @Aweisade (the host), and @SPAPolicyLab·      Email us at [email protected] for listening!

Episode metadata supplied by the publisher feed · Published May 6, 2026

Embed this episode

Dhammaadka sanadkii hore, dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday xaalad abaareed in uu dalku galay, kadib markii ay baaqdeen roobabkii deyrta, iyo xilliga kuleylaha jiilaalka ee ka dambeeyay. In ka badan 5 milyan oo qof ayaa la sheegay in ay abaartu saameysay. Hay’adda Ground Truth Solutions, ayaa warbixin dhawaan ka qortay saameynta abaarta, hababka bulshooyinku ula tacaaleen, iyo sida ay tahay haya’daha ka shaqeeya arrimahan in ay u wajahaan. Qeybtan 45-aad ee A...

Distinct summary based on available episode metadata or transcript content.

NOW PLAYING

Reer Miyiga Sidee Ayay U Maareeyaan Abaaraha?

0:00 29:43

No transcript for this episode yet

We transcribe on demand. Request one and we'll notify you when it's ready — usually under 10 minutes.

No similar episodes found.

Frequently Asked Questions

How long is this episode of Adeeg Wanaag?

This episode is 29 minutes long.

When was this Adeeg Wanaag episode published?

This episode was published on May 6, 2026.

Can I download this Adeeg Wanaag episode?

Yes. Use the download control on the episode player to save the publisher-provided media file.
URL copied to clipboard!