EPISODE · Dec 14, 2023 · 6 MIN
Roobab waaweyn oo ka da’ay Qasa
from Dharaar
Roobab waaweyn oo ka da’ay Qasa taas oo xaalada dadka ku nool Qasa sii xumeyneysa. waxa jira baqdino laga qabo in sababto in faafida cuduro. Dhinaca kale, dadku ma haystaan hoy iyo goobo ay ka galaan roobka taas oo xaalada magaalada sii xumeyneysa. Tixraac https://www.aljazeera.com/news/2023/12/13/heavy-rains-in-gaza-worsen-misery-of-palestinians-amid-israeli-bombardmenthttps://www.theguardian.com/world/video/2023/dec/13/parts-of-gaza-flooded-after-heavy-rains-exacerbating-humanitarian-emergency-video Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.
Embed this episode
NOW PLAYING
Roobab waaweyn oo ka da’ay Qasa
No transcript for this episode yet
Similar Episodes
No similar episodes found.
Similar Podcasts
No similar podcasts found.