S1 E1: Maareeyaha NIRA oo Ka Jawaabaya: Lacagta Kaarka Aqoonsiga, Eedaha Musuqa & Qorshaha Mustaqbalka |E3 episode artwork

EPISODE · Nov 3, 2025 · 1H 30M

S1 E1: Maareeyaha NIRA oo Ka Jawaabaya: Lacagta Kaarka Aqoonsiga, Eedaha Musuqa & Qorshaha Mustaqbalka |E3

from Miizaan · host Dawan Media

Ku soo dhowaada Xalqada 3-aad ee Miizaan Podcast oo ay soo saarto Dawan Media. Qeybtan waxaan ku martiqaadnay Maareeyaha Hay’adda Aqoonsiga Qaranka (NIRA) si aanu uga hadalno su’aalaha ay bulshada ka qabaan nidaamka aqoonsiga cusub ee Soomaaliya.Waxaan ka doodnay:🔹 Lacagta laga qaadayo muwaadiniinta ee Kaarka Aqoonsiga Qaranka🔹 Eedaha musuq-maasuqa ee ka soo baxay baraha bulshada🔹 Ilaalinta xogta muwaadiniinta iyo amniga digitalka🔹 Awoodda iyo madaxbannaanida nidaamka🔹 Isdhexgalka hay’adaha dowladda iyo adeegyada shacabka🔹 Qorshaha mustaqbalka ee nidaamka aqoonsiga dalkaBarnaamijkan wuxuu muhiim u yahay qof kasta oo xiiseynaya:✅ Nidaamka Aqoonsiga Qaranka✅ Amniga macluumaadka & xog-ilaalinta✅ Hufnaanta dowladnimada iyo la-xisaabtanka✅ Dijitileynta iyo horumarinta adeegyada shacabka🎙️ Marti: Maareeyaha NIRA🎤 Barnaamij: Miizaan Podcast — Dawan Media📍 Goobta: Muqdisho 📺 Daawo wareysiga oo dhameystiran YouTube-ka Dawan TV📢 FariinFikirkaaga noo reeb!Sidee u aragtaa nidaamka Aqoonsiga Qaranka?Ma tahay in laga dhigo bilaash mise waa in lagu bixiyo qarash?

Episode metadata supplied by the publisher feed · Published Nov 3, 2025

Embed this episode

Ready to play

S1 E1: Maareeyaha NIRA oo Ka Jawaabaya: Lacagta Kaarka Aqoonsiga, Eedaha Musuqa & Qorshaha Mustaqbalka |E3

0:00 1:30:26

No transcript for this episode yet

We transcribe on demand. Request one and we'll notify you when it's ready — usually under 10 minutes.

No similar episodes found.

No similar podcasts found.

Frequently Asked Questions

How long is this episode of Miizaan?

This episode is 1 hour and 30 minutes long.

When was this Miizaan episode published?

This episode was published on November 3, 2025.

Can I download this Miizaan episode?

Yes. Use the download control on the episode player to save the publisher-provided media file.
URL copied to clipboard!