S1 E12: Mucaaradka Maxay Rabaan? Musharrax Madaxweyne Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo sharraxay episode artwork

EPISODE · Jun 25, 2026 · 1H 36M

S1 E12: Mucaaradka Maxay Rabaan? Musharrax Madaxweyne Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo sharraxay

from Miizaan · host Dawan Media

Maxaa ka socda siyaasadda Soomaaliya? Maxay mucaaradku uga cabanayaan dowladda? Maxaa sababay xiisaddii Muqdisho ka dhacday?Qeybtan Miizaan Podcast, waxaan ku wareysaneynaa hoggaamiyaha xisbiga Xisbiga Wadajir, ahna xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Musharrax madaxweyne Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame.Waxaa daadaihinaya Cali Nuur Salaad iyo Xuseen Cabdi Aadan.Wareysigan, Cabdiraxmaan Cabdishakuur wuxuu si faahfaahsan uga hadlay:Xiisaddii Muqdisho iyo sababaha keenayMuranka doorashooyinka SoomaaliyaEedaha la xiriira arrinta dhulkaMudaharaadyada mucaaradkaHub-ka-dhigista iyo amniga caasimaddaWadahadallada u socda dowladda iyo mucaaradkaWuxuu sidoo kale ka hadlay aragtidiisa ku saabsan hoggaanka Hassan Sheikh Mohamud, sharciyadda doorashooyinka, iyo mustaqbalka siyaasadda Soomaaliya.Daawo wareysiga oo dhan si aad u fahanto halka uu marayo muranka siyaasadeed ee Soomaaliya.Timecode00:00 Hordhac02:28 Isku dhacyadii Dowladda iyo Mucaaradka18:41 Hub-ka-dhigista29:40 Mudaharaadkii isu beddelay dagaalka42:08  Wadahadallada & dhexdhexaadinta1:05:58 Mucaradka doorsaho nuucee ah ayeey rabaan?1:11:36 Odayasha uu u yaqaano “fadlan lacag ku shubo”.1:14:54 Ma loo diiday Farmaajo in uu isbahaysiyada mucaardka ku biiro? 1:16:49 Maxaa kala gaaray isaga iyo Farmaajo?1:22:24 Turkiga iyo rajada wadahadalka1:25:37 Muxuu Galmudug doorashadeeda ka aaminsan yihiin?📍 Subscribe:    / @dawan_tv💬 Ra’yigaaga ku reeb faallooyinka🔔 Nala soco si aad u hesho wareysiyada ugu xiisaha badan Soomaaliya!https://www.dawan.so/https://www.dawan.africahttps://www.bawaba.africa

NOW PLAYING

S1 E12: Mucaaradka Maxay Rabaan? Musharrax Madaxweyne Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo sharraxay

0:00 1:36:43

No transcript for this episode yet

We transcribe on demand. Request one and we'll notify you when it's ready — usually under 10 minutes.

No similar episodes found.

No similar podcasts found.

Frequently Asked Questions

How long is this episode of Miizaan?

This episode is 1 hour and 36 minutes long.

When was this Miizaan episode published?

This episode was published on June 25, 2026.

What is this episode about?

Maxaa ka socda siyaasadda Soomaaliya? Maxay mucaaradku uga cabanayaan dowladda? Maxaa sababay xiisaddii Muqdisho ka dhacday?Qeybtan Miizaan Podcast, waxaan ku wareysaneynaa hoggaamiyaha xisbiga Xisbiga Wadajir, ahna xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka...

Can I download this Miizaan episode?

Yes, you can download this episode by clicking the download button on the episode player, or subscribe to the podcast in your preferred podcast app for automatic downloads.
URL copied to clipboard!