S1 E13: Muxuu Cumar Cabdirashiid ka yiri? Doorashooyinka, Puntland & Dastuurka episode artwork

EPISODE · Jul 5, 2026 · 1H 21M

S1 E13: Muxuu Cumar Cabdirashiid ka yiri? Doorashooyinka, Puntland & Dastuurka

from Miizaan · host Dawan Media

Todobaadkan Miizaan Podcast, waxaa marti ku ah Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, oo si qoto dheer uga hadlay arrimaha siyaasadda Soomaaliya iyo mustaqbalka dalka.Wareysigan, Cumar Cabdirashiid wuxuu kaga hadlay:Wada-hadallada u dhexeeya dowladda iyo mucaaradkaKhilaafka dastuurka iyo doorashooyinkaXaaladda Puntland iyo doorkeeda siyaasadeedArrinta Somaliland iyo loollanka istiraatiijiga ah ee Geeska AfrikaSaameynta quwadaha shisheeye ee gobolkaIyo su’aasha ugu weyn… Ma yahay musharrax madaxweyne?Martidu waxay si cad uga jawaabtay su’aalo badan oo bulshada Soomaaliyeed si weyn u hadal hayso, isaga oo bixiyay aragtiyo ku saabsan federaalka, dowlad-dhiska, iyo jihada siyaasadeed ee Soomaaliya.Martida:• Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke — Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, waxaa Daadihinaya Cali Nuur Salaad iyo Maxamed Ibraahim Fanax.Time Code:00:00 Hordhac01:53 Wadahadallada Dowladda iyo Mucaaradka05:59 Wax-ka-beddelka Dastuurka22:29 Madashu ma ka tirsan yihiin?24:32 Doorashooyinka30:21 Dhaqangelinta Dastuurka32:16 Yaa mucaarad ah?33:50 Wadahadallada hadda socda ma ku jiraan?34:54 Xiriirka kala dhexeeya Dowladda41:08 Puntland52:12 Hannaanka amniga ee uu soo bandhigay xilligii uu xilka hayay55:32 Juqraafi-siyaasadeedka Soomaaliya iyo aqoonsiga Somaliland01:10:31 Dhaleeceynta Trump ee Soomaalida01:13:05 Faragelinta beesha caalamka ee Soomaaliya iyo saameynta ay ku yeelan karto doorashooyinka📍 Subscribe:    / @dawan_tv💬 Ra’yigaaga ku reeb faallooyinka🔔 Nala soco si aad u hesho wareysiyada ugu xiisaha badan Soomaaliya!https://www.dawan.so/https://www.dawan.africahttps://www.bawaba.africa#MiizaanPodcast #DawanTV #CumarCabdirashiid #Somalia #Politics #Puntland #Doorashooyinka #Dastuurka #SomaliPolitics #podcast

Episode metadata supplied by the publisher feed · Published Jul 5, 2026

Embed this episode

NOW PLAYING

S1 E13: Muxuu Cumar Cabdirashiid ka yiri? Doorashooyinka, Puntland & Dastuurka

0:00 1:21:26

No transcript for this episode yet

We transcribe on demand. Request one and we'll notify you when it's ready — usually under 10 minutes.

No similar episodes found.

No similar podcasts found.

Frequently Asked Questions

How long is this episode of Miizaan?

This episode is 1 hour and 21 minutes long.

When was this Miizaan episode published?

This episode was published on July 5, 2026.

Can I download this Miizaan episode?

Yes. Use the download control on the episode player to save the publisher-provided media file.
URL copied to clipboard!