S1 E14: Maxaa Ka Cusub Hirshabelle? Wareysiga Madaxweynaha Hirshabelle Ali Guudlaowe episode artwork

EPISODE · Jul 5, 2026 · 40 MIN

S1 E14: Maxaa Ka Cusub Hirshabelle? Wareysiga Madaxweynaha Hirshabelle Ali Guudlaowe

from Miizaan · host Dawan Media

Kusoo dhawaada xalqad xasaasi ah oo kamid ah Miizaan Podcast, oo si toos ah idin kaaga imaanaysa magaalada Jowhar!Xalqadaan oo ay daadihinayaan Ali Nur Salad, iyo Xuseen Cabdi Aadan waxaan marti ku ah Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle, Ali Abdullahi Hussein (Ali Guudlaowe).Waxaan si qoto dheer u weydiinay su'aalo khuseeya:Xaaladda amniga ee Jowhar iyo dhibaatada jidka isku xira Muqdisho iyo Jowhar (90km).Isbaarooyinka iyo amniga wadooyinka Hirshabelle.Miisaaniyadda, canshuuraha, iyo daah-furnaanta maamulka dhaqaalaha.Mashaariicda xasilinta ee laga fuliyay deegaanadii laga xoreeyay cadowga.Muddadii uu xafiiska joogay maxaa u qabsoomay maamulka Hirshabelle, maxaase dhiman? Daawasho wacan!La wadaag asxaabtaada, na sii saar Subscribe si aadan u seegin xalqadaha dambe!Time Codes00:00 - Hordhaca Miizaan Podcast iyo Soo dhawaynta Martida (Jowhar)01:39 - Arrimaha Amniga: 06:16 - Maamul Daadejinta Hirshabeelle12:39 - Mashaariicda Hirshabeelle28:15 - Isbaarooyinka29:11 - Dakhliga Hirshabeelle30:09 - Doorsahooyinka33:48 - Ali Guudlaawe Musharrax miyaa?37:44 - Intee daggen yihiin Masuuliyiinta Hirshabeelle?📍 Subscribe:    / @dawan_tv💬 Ra’yigaaga ku reeb faallooyinka🔔 Nala soco si aad u hesho wareysiyada ugu xiisaha badan Soomaaliya!https://www.dawan.so/https://www.dawan.africahttps://www.bawaba.africa

Episode metadata supplied by the publisher feed · Published Jul 5, 2026

Embed this episode

NOW PLAYING

S1 E14: Maxaa Ka Cusub Hirshabelle? Wareysiga Madaxweynaha Hirshabelle Ali Guudlaowe

0:00 40:07

No transcript for this episode yet

We transcribe on demand. Request one and we'll notify you when it's ready — usually under 10 minutes.

No similar episodes found.

No similar podcasts found.

Frequently Asked Questions

How long is this episode of Miizaan?

This episode is 40 minutes long.

When was this Miizaan episode published?

This episode was published on July 5, 2026.

Can I download this Miizaan episode?

Yes. Use the download control on the episode player to save the publisher-provided media file.
URL copied to clipboard!