S1 E16: Wasiirka Dhallinyarada: Tahriibka, Cumar Cartan & Ciyaaraha Soomaaliya | Miizaan Podcast episode artwork

EPISODE · Aug 28, 2026 · 1H 48M

S1 E16: Wasiirka Dhallinyarada: Tahriibka, Cumar Cartan & Ciyaaraha Soomaaliya | Miizaan Podcast

from Miizaan · host Dawan Media

Kusoo dhawaada qeyb cusub oo ka mid ah Miizaan Podcast, oo martideena Tododbaadkan uu yahay Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabduqaadir Cali.Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo badan oo quseeya dhallinyarada Soomaaliyeed, maamulka Golaha Dhallinyarada Qaranka, qorshaha Wasaaradda, safarrada dhallinyarada loo diro dibadda, tahriibka, iyo doorka dowladda ee horumarinta fursadaha dhallinyarada.Sidoo kale, wareysiga waxaa lagu falanqeeyay xaaladda ciyaaraha Soomaaliya, caqabadaha horyaallada kubadda cagta, qaabka loo xulo ciyaartoyda Xulka Qaranka, xiriirka hay’adaha ciyaaraha, iyo kaalintii dowladda ee arrintii garsoore Cumar Cabduqaadir Cartan.Qodobada ugu waaweyn ee barnaamijka:Maxaa hortaagan in Golaha Dhallinyarada Qaranka uu is doorto?Sidee Wasaaradda Dhallinyaradu u xulataa dadka safarrada loo diro?Sidee looga hortagayaa tahriibka dhallinyarada?Maxaa ka dambeeyay geerida Saamiyo ee tahriibka?Doorka dowladda Soomaaliya ee taageerada Garsoore Cumar CartanMustaqbalka ciyaaraha iyo garoomada SoomaaliyaQaabka loo dhiso Xulka Qaranka SoomaaliyeedDib-u-habeynta Golaha Olombikada Soomaaliya iyo xiriirka kubadda cagtaMiizaan Podcast waxaa daadihinaya Cali Nuur Salaad iyo Maxamed Ibraahim Fanax oo Dawan ka tirsan.Time Code 00:00 Hordhac01:30 Qaybaha Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha03:28 Muxuu ka qabtay waaxda dhallinyarada?13:26 Sidee u dhisan yahay Golaha Dhallinyarada Qaranka?18:06 Muxuu u eryay guddoomiyihii Golaha Dhallinyarada Qaranka?22:55 Maxay tahay dib-u-habeynta lagu wado Golaha Dhallinyarada Qaranka?25:59 Maxay tahay ujeeddada dib-u-habeynta Golaha Dhallinyarada Qaranka?30:44 Maxaa iska beddelay miisaaniyadda Wasaaradda ee 2026?36:29 Sidee lagu soo xulay dhallinyaradii loo diray Morocco?46:55 Wasaaradda Dhallinyarada ma ku lug leedahay tahriibinta dadka?48:30 Maxaa ka jira eedaha loo jeediyay Wasaaradda ee la xiriira eryidda guddoomiyihii Golaha Dhallinyarada?54:53 Wasiirka iyo Bonooniga55:49 Sidee ayay Soomaaliya ugu suuragashay in Koobka Adduunka lagu soo hadal qaado?59:08 Door noocee ah ayay Wasaaraddu ka qaadatay xallinta caqabaddii Cumar Cartan?01:01:58 Dowladda ma difaacday Cumar?01:07:25 Sidee ayay Wasaaradda, xiriirrada isboortiga iyo hay’adaha kala duwan u wada shaqeeyaan?01:18:30 Maxaa sababa xiise la'aanta horyaalka kubadda cagta Soomaaliya?01:25:10 Ma madax-bannaan yahay Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed?01:27:53 Sidee ayay u dhisan yihiin Guddiga Olombikada Soomaaliyeed?01:40:01 Maxaa uga qorsheysan ciyaartoyda Soomaaliyeed ee dibadda ku nool?01:42:16 Maxaa uga qorsheysan doorashada Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed?

Episode metadata supplied by the publisher feed · Published Aug 28, 2026

Embed this episode

Ready to play

S1 E16: Wasiirka Dhallinyarada: Tahriibka, Cumar Cartan & Ciyaaraha Soomaaliya | Miizaan Podcast

0:00 1:48:56

No transcript for this episode yet

We transcribe on demand. Request one and we'll notify you when it's ready — usually under 10 minutes.

No similar episodes found.

No similar podcasts found.

Frequently Asked Questions

How long is this episode of Miizaan?

This episode is 1 hour and 48 minutes long.

When was this Miizaan episode published?

This episode was published on August 28, 2026.

Can I download this Miizaan episode?

Yes. Use the download control on the episode player to save the publisher-provided media file.
URL copied to clipboard!