S1 E3: Kamid Noqoshada Soomaaliya ee Bulshada Bariga Afrika EAC, Khasaare Mise Faa'ido? episode artwork

EPISODE · Mar 22, 2026 · 1H 10M

S1 E3: Kamid Noqoshada Soomaaliya ee Bulshada Bariga Afrika EAC, Khasaare Mise Faa'ido?

from Miizaan · host Dawan Media

Bariga Afrika maanta waa goob ay isku dhex milayaan siyaasadda, dhaqaalaha, ganacsiga, amniga iyo istaraatiijiyadda gobolka. Laba sano kadib markii Soomaaliya ku biirtay East African Community (EAC), waxaa la isweydiinayaa: maxaa la gaaray? maxaa ka dhiman? halkee loo socda?Xalqaddan Miizaan Podcast, waxaan si qoto dheer ugu falanqeynaynaa heerka isdhexgalka Soomaaliya iyo EAC, faa’iidooyinka iyo caqabadaha jira, iyo sida Soomaaliya uga faa’iideysan karto suuq ka badan 300+ milyan oo qof.Martida Gaarka ah:🎙 Cali Cumar (Cali Balcad) – Wasiir Dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya, u qaabilsan Ururka Bariga iyo Bulshada Afrika.Wuxuu si xirfadaysan uga hadlayaa:✔️ Heerka ay Soomaaliya ka marayso is-dhexgalka EAC✔️ Waxyaabaha u sahlaya iyo caqabadaha ku hor gudban xubinimada✔️ Xiriirka Somalia & dalalka Bariga Afrika✔️ Qorshaha mideynta sharciyada socdaalka, kastamka & dhaqaalaha✔️ Sida loo dhaqaajin karo ganacsiga, socdaalka, iyo fursadaha suuqa EAC✔️ Xaaladda Suudaan & Masar✔️ Tahriibka, socdaalka iyo iskaashiga amniga gobolkaWareysiga waxaa qaaday:🎤 Mohamed Ibrahim Fanah🎤 Alinur SalaadMiizaan Podcast waxaa soo saara Dawan Media — madal loogu talagalay falanqayn qoto dheer, xog rasmi ah, iyo aragtiyo cilmiyeeysan oo ku saabsan arrimaha Soomaaliya & Bariga Afrika.Halkan ka ogow:➡️ Maxaa ka rumowday rajooyinkii ku biirista EAC?➡️ Halkee u marayaan qorshaha isdhexgalka dhaqaale & ganacsi?➡️ Maxaa ka dhiman si Soomaaliya u awooddo inay si buuxda uga dhex shaqeyso suuqa EAC?💬 Ku biir doodda oo nala wadaag aragtidaada.📍 Subscribe:  @dawan_tv💬 Ra’yigaaga ku reeb faallooyinka🔔 Nala soco si aad u hesho wareysiyada ugu xiisaha badan Soomaaliya!https://www.dawan.so/​https://www.dawan.africa​https://www.bawaba.africa​

NOW PLAYING

S1 E3: Kamid Noqoshada Soomaaliya ee Bulshada Bariga Afrika EAC, Khasaare Mise Faa'ido?

0:00 1:10:59

No transcript for this episode yet

We transcribe on demand. Request one and we'll notify you when it's ready — usually under 10 minutes.

No similar episodes found.

No similar podcasts found.

Frequently Asked Questions

How long is this episode of Miizaan?

This episode is 1 hour and 10 minutes long.

When was this Miizaan episode published?

This episode was published on March 22, 2026.

What is this episode about?

Bariga Afrika maanta waa goob ay isku dhex milayaan siyaasadda, dhaqaalaha, ganacsiga, amniga iyo istaraatiijiyadda gobolka. Laba sano kadib markii Soomaaliya ku biirtay East African Community (EAC), waxaa la isweydiinayaa: maxaa la gaaray? maxaa ka...

Can I download this Miizaan episode?

Yes, you can download this episode by clicking the download button on the episode player, or subscribe to the podcast in your preferred podcast app for automatic downloads.
URL copied to clipboard!