EPISODE · May 18, 2026 · 1H 33M
S1 E8: Maxaa Fashiliyay Wadahadalladii Dowladda iyo Mucaaradka?
from Miizaan · host Dawan Media
Cabdikariim Xuseen Guuleed ma isku diyaarinayaa xilka Ra’iisul Wasaaraha? Maxaa ka qaldan doodda doorashada? Mucaaradku maxay rabaan, xaggeese wax marayaan?Qeybtaan Miizaan Podcast, waxaan ku wareysaneynaa Madaxweynihii hore ee Galmudug, Cabdikariim Xuseen Guuleed, oo si faahfaahsan uga hadlay xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya, doodda doorashooyinka, aragtida mucaaradka, wadahadallada socda, siyaasadda Galmudug, muranka dhulka dowladda, iyo mustaqbalka xisbiga Haybad Qaran.Wareysigan wuxuu sidoo kale iftiiminayaa su’aalo muhiim ah oo ay dad badan is weydiinayaan:Cabdikariim Guuleed ma isku diyaarinayaa xil Ra’iisul Wasaare?Maxaa ka qaldan hannaanka doorashada?Mucaaradku maxay rabaan?Wadahadallada siyaasadeed xaggee marayaan?Doorashada Galmudug sidee ayuu u arkaa?Haybad Qaran yaa musharrax uga ah Galmudug?Muranka dhulka dowladda maxaa sal u ah?Mucaaradku maxay ka qabaan maamulka dhulka?Xisbiga Haybad Qaran muxuu ku tashanayaa?Daawo wareysiga oo dhan si aad u fahanto aragtida Cabdikariim Guuleed ee ku saabsan siyaasadda dalka, doorashooyinka, Galmudug, dhulka dowladda iyo mustaqbalka mucaaradka Soomaaliya.Hosted by: Hussain Abdi Adan and Alinur Salad.Production: All rights reserved by Dawan Media.🔔 HA SEEGIN XALQADAHA SOO SOCDARiix SUBSCRIBE oo daar ogeysiiska (🔔) si aad ugu horrayso markaansoo bandhigno martida xigta — siyaasiyiin, falanqeeyayaal, iyo siyaasadda Soomaaliya.📍 Subscribe: / @dawan_tv💬 Ra’yigaaga ku reeb faallooyinka🔔 Nala soco si aad u hesho wareysiyada ugu xiisaha badan Soomaaliya!https://www.dawan.so/https://www.dawan.africahttps://www.bawaba.africa━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━📲 NALA SOO XIRIIR🌐 Website: https://dawan.so/📘 Facebook: /DawanTV🐦 X/Twitter: @DawanTV📸 Instagram: @DawanTV🎵 TikTok: @DawanTV
What this episode covers

NOW PLAYING
S1 E8: Maxaa Fashiliyay Wadahadalladii Dowladda iyo Mucaaradka?
No transcript for this episode yet
Similar Episodes
No similar episodes found.
Similar Podcasts
No similar podcasts found.