S1 E9: Maxaa Fashiliyay Shirkii Xalane? Wareysi Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka Saalax Jaamac episode artwork

EPISODE · May 26, 2026 · 1H 58M

S1 E9: Maxaa Fashiliyay Shirkii Xalane? Wareysi Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka Saalax Jaamac

from Miizaan · host Dawan Media

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac oo todobaadkaan marti ku ah Miizaan Podcast oo Dawan Media ka baxay ayaa ka hadlay arrimo badan oo ku saabsan wadahadalladii ugu dambeeyay ee dhex maray dowladda Federaalka ah iyo Madasha Mustaqbalka ee ka dhacay magaalada Mudisho.Saalax oo madaxweynaha ku wehliyay kulanka dhanka dowladda Federaalka ayaa faahfaahiyay waxyaabihii laga wada hadlay, qodobadii la isku mari waayay iyo waxyaabaha ay labada dhinac la soo shir tageen.Sidoo kale wareysiga ayaa lagu falanqeeyay:1- Qabyo tirka Dastuurka2- Muranka doorashooyinka.3- Wadahadallada Somaliland.Wareysiga waxaa qaaday Cali Xalane iyo Calinuur Salaad.🔔 HA SEEGIN XALQADAHA SOO SOCDARiix SUBSCRIBE oo daar  ogeysiiska (🔔) si aad ugu horrayso markaansoo bandhigno martida xigta — siyaasiyiin, falanqeeyayaal, iyo  siyaasadda Soomaaliya.📍 Subscribe:    / @dawan_tv💬 Ra’yigaaga ku reeb faallooyinka🔔 Nala soco si aad u hesho wareysiyada ugu xiisaha badan Soomaaliya!https://www.dawan.so/https://www.dawan.africahttps://www.bawaba.africa━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━📲 NALA SOO XIRIIR🌐  Website:    https://dawan.so/📘  Facebook:   /DawanTV🐦  X/Twitter:  @DawanTV📸  Instagram:  @DawanTV🎵  TikTok:     @DawanTV

Episode metadata supplied by the publisher feed · Published May 26, 2026

Embed this episode

NOW PLAYING

S1 E9: Maxaa Fashiliyay Shirkii Xalane? Wareysi Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka Saalax Jaamac

0:00 1:58:17

No transcript for this episode yet

We transcribe on demand. Request one and we'll notify you when it's ready — usually under 10 minutes.

No similar episodes found.

No similar podcasts found.

Frequently Asked Questions

How long is this episode of Miizaan?

This episode is 1 hour and 58 minutes long.

When was this Miizaan episode published?

This episode was published on May 26, 2026.

Can I download this Miizaan episode?

Yes. Use the download control on the episode player to save the publisher-provided media file.
URL copied to clipboard!