Saadka Qofka Sooman #03 | Wehelka Qur'anka: Sidii aad u dhameyn lahayd. episode artwork

EPISODE · Feb 20, 2026 · 5 MIN

Saadka Qofka Sooman #03 | Wehelka Qur'anka: Sidii aad u dhameyn lahayd.

from Kulan Podcast · host Mohamed

Ramadaanku waa bishii Qur’anka, balse sanad walba ma kugu dhacdaa inaad bilowdo adigoo xamaasaysan ka dibna aad dhexda kaga hartid?Qaybtan 3-aad ee barnaamijka Saadka Qofka Sooman, waxaynu ku baran doonnaa sida Qur'anka looga dhigto wehel joogto ah. Ma hadli doonno kaliya fadliga akhriska, balse waxaan ku siin doonaa qorshe farsamo (Action Plan) oo aad 30 maalmood gudahood ku khatimi karto Qur'anka adigoon dareemin culays ama ciriiri waqti.

Episode metadata supplied by the publisher feed · Published Feb 20, 2026

Embed this episode

NOW PLAYING

Saadka Qofka Sooman #03 | Wehelka Qur'anka: Sidii aad u dhameyn lahayd.

0:00 5:19

No transcript for this episode yet

We transcribe on demand. Request one and we'll notify you when it's ready — usually under 10 minutes.

No similar episodes found.

No similar podcasts found.

Frequently Asked Questions

How long is this episode of Kulan Podcast?

This episode is 5 minutes long.

When was this Kulan Podcast episode published?

This episode was published on February 20, 2026.

Can I download this Kulan Podcast episode?

Yes. Use the download control on the episode player to save the publisher-provided media file.
URL copied to clipboard!