EPISODE · Mar 14, 2026 · 4 MIN
Saadka Qofka Sooman #12 | Daacadnimada (Ikhlaaska): Inaad wax kasta Alle dartiis u qabato.
from Kulan Podcast · host Mohamed
Qaybtan 12-aad ee barnaamijka Saadka Qofka Sooman, waxaynu si qoto dheer ugu dhex jiri doonnaa nuxurka daacadnimada. Tobankan maalmood ee Dambi-dhaafka, ma jiro hub ka awood badan in qalbigu ka nadiifiyo indhaha dadka. Waxaan baran doonnaa sida looga badbaado is-tusnimada (Riyaa) iyo sida looga dhigo soonkaaga sir qaali ah oo adiga iyo Rabbigaa idiin dhexaysa.
Embed this episode
NOW PLAYING
Saadka Qofka Sooman #12 | Daacadnimada (Ikhlaaska): Inaad wax kasta Alle dartiis u qabato.
No transcript for this episode yet
Similar Episodes
No similar episodes found.
Similar Podcasts
No similar podcasts found.