Saamaynta Kobcinta Wacyiga
from Xidhiidhada Nolosha Podcast Hosted by Amaal Haybe
Fariin ii reeb :) Xalqadan waxan kaga hadlayaa dhowr qodob oo ah saamaynta kobcinta wacyigu ku leedahay qofka noloshiisa inta uu qofku ku gudo jiro in uu xidhiidh caafimaad qaba la yeesho naftiisa iyo dadka kaleba. Isbadal noocma ah ayaad filanaysaa inaad ku aragtid noloshaada markuu wacyigaagu kor u kaco sideebaanad u maarayn kartaa isbadalkaas. Dhagaysi wacan. https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp
Embed this episode
No transcript yet.