Saameynta COVID-19 uu ku yeeshay jaamacadaha Muqdisho episode artwork

EPISODE · Jul 18, 2020 · 25 MIN

Saameynta COVID-19 uu ku yeeshay jaamacadaha Muqdisho

from Adeeg Wanaag · host Somali Public Agenda

Kadib markii lasoo tabiyay kiisaskii ugu horeeyay ee fayraska 16-kii Maarso, dowladda federaalku waxay qaadday tallaabooyin ay ku joojineyso faafitaanka caabuqa. Tallaabadii ugu horreeysay waxay ahayd in la hakiyo iskuullada iyo jaamacadaha maadaama ay yihiin goobo uu si xooggan ugu faafi karo fayraska. Raysal wasaaraha dalka Xasan Cali Khayre ayaa ku dhawaaqay 18-kii Maarso 2020 in labo toddobaad la hakinaayo waxbarashada, loona baahan yahay in la qiimeeyo sida xaaladdu isku baddeleyso. Iskuullada iyo jaamacaduhuna way qaateen amarka, laakiin kiisasku si isdaba-joog ah ayay usii kordhayeen.Podcast-gan waxa aan ku falanqeyneynaa nuxurka warbixinta aan daabacnay oo ka hadleysa saameynta uu COVID-19 ku yeeshay jaamacadaha Muqdisho.Contact Somali Public Agenda’s Adeeg Wanaag Podcast·      Tweet us at @somalipubagenda, @Aweisade (the host), and @SPAPolicyLab·      Email us at [email protected] for listening!

Episode metadata supplied by the publisher feed · Published Jul 18, 2020

Embed this episode

Kadib markii lasoo tabiyay kiisaskii ugu horeeyay ee fayraska 16-kii Maarso, dowladda federaalku waxay qaadday tallaabooyin ay ku joojineyso faafitaanka caabuqa. Tallaabadii ugu horreeysay waxay ahayd in la hakiyo iskuullada iyo jaamacadaha maadaama ay yihiin goobo uu si xooggan ugu faafi karo fayraska. Raysal wasaaraha dalka Xasan Cali Khayre ayaa ku dhawaaqay 18-kii Maarso 2020 in labo toddobaad la hakinaayo waxbarashada, loona baahan yahay in la qiimeeyo sida xaaladdu isku badd...

Distinct summary based on available episode metadata or transcript content.

NOW PLAYING

Saameynta COVID-19 uu ku yeeshay jaamacadaha Muqdisho

0:00 25:53

No transcript for this episode yet

We transcribe on demand. Request one and we'll notify you when it's ready — usually under 10 minutes.

No similar episodes found.

Frequently Asked Questions

How long is this episode of Adeeg Wanaag?

This episode is 25 minutes long.

When was this Adeeg Wanaag episode published?

This episode was published on July 18, 2020.

Can I download this Adeeg Wanaag episode?

Yes. Use the download control on the episode player to save the publisher-provided media file.
URL copied to clipboard!