Sharaxa kitaabka Lumcatu Alictiqaad 26 episode artwork

EPISODE · May 7, 2026 · 51 MIN

Sharaxa kitaabka Lumcatu Alictiqaad 26

from Sharaxa kitaabka Lumcatu Alictiqaad · host Muxamed Cabdi Umal

Sharaxa kitaabka Lumcatu Alictiqaad 26

Sharaxa kitaabka Lumcatu Alictiqaad 26

NOW PLAYING

Sharaxa kitaabka Lumcatu Alictiqaad 26

0:00 51:08

No transcript for this episode yet

We transcribe on demand. Request one and we'll notify you when it's ready — usually under 10 minutes.

sharaxa kitaabka At-tibyaan ee imam nawawi C.Rashiid Cali Suufi kitaabkan waxa uu ka hadlayaa cutubyo waawayn oo ku saabsan qur,aanka sida: aadaaba mucalimka quraanka iyo ardayga baranayaba, aadaabta dadka quraanka xifdisan, fadliga suuradaha iyo aayadaha, I.w.m Codka Waayaha Cusub @ttb.twr.org/somali Thru the Bible Somali Codka waayaha Cusub wuxuu qayb ka yahay hay’ad dadka barta Kitaabka Qodduuska ah, oo loo yaqaanno (Thru-the Bible) ama Dhexmarka kitaabka Qodduuska ah. Taxanahan waxaa isku dubbariday horraan Ditoor J.Vernon McGee, waxaana lagu turjumay, oo lagu jaangooyey in ka badan 100 luuqadood iyo lahjado. Waxaa loo qaabeeyey barnaamijyo ka kooban 30 daqiiqo oo isku xig-xiga, kuwaasoo dhegaystaha uu ku baranayo Baybalka oo dhan. Iminka barnaamijyadaas oo dhan, waxay kugu jiraan internetka.Waxaanan ku faraxsan nahay in aad dooratay bal inaad wax badan ka barato Hadallada Ilaah adigoo dhegaysanaya barnaamijyadaas. Waxaa haddaba lagugu adkaynayaa inaad haatan dhegaysato ugu yaraan hal barnaamij maalintiiba, ka billaabata Isniinta ilaa iyo Jimcaha. Haddii aad sidaa yeesho toddobaad waliba, ayaa shanta sannadood ee soo socota ku baran doontaa qisooyinka kitaabka Qodduuska ah.Waxaanan ku faraxsan nahay in aad dooratay bal inaad wax badan ka barato Hadallada Ilaah adigoo dhegaysanaya barnaamijyadaas. W Sharaxa kitaabka caqiida - Waasidiya Mandelbrot Cue Kitaabkan Waxa uu sharaxayaa caqiidatul-waasidiya, oo ka hadlaya usuusha diinta iyo manhajka ahlu suna dhanka caqiidada Sharaxa kitaabka Abu shujuuc Maxamud Maxamed C.samad waa sharaxa kitaabka matnu Abu shujaac ,(alghaaya wa At-taqriib) oo ka mid ah kutubta fiqhiga shaaficiga ugu mudan, gaar ahaan dadka bilowga ku ah fiqhiga.

Frequently Asked Questions

How long is this episode of Sharaxa kitaabka Lumcatu Alictiqaad?

This episode is 51 minutes long.

When was this Sharaxa kitaabka Lumcatu Alictiqaad episode published?

This episode was published on May 7, 2026.

What is this episode about?

Sharaxa kitaabka Lumcatu Alictiqaad 26

Can I download this Sharaxa kitaabka Lumcatu Alictiqaad episode?

Yes, you can download this episode by clicking the download button on the episode player, or subscribe to the podcast in your preferred podcast app for automatic downloads.
URL copied to clipboard!