EPISODE · Mar 2, 2026 · 36 MIN
Sidee Hay’adda Dhowrista Xogta ugu Adeegtaa Muwaaddiniinta Soomaaliyeed?
from Adeeg Wanaag · host Somali Public Agenda
Xogaha kala duwan ee muwaadiininta ku saabsan waxaa gacanta ku haya hay’ado kala duwan, kuwaas oo dowli ah ama aan dowli aheyn. Waxaa lagama maarmaan ah in xogahaasi aan loo adeegsan si ka baxsan inta sharcigu oggol yahay. Qeybtan 42-aad ee Adeeg Wanaag Podcast, Aweis Ahmed iyo Maxamed Nuur Colow, oo ah Maareeyaha Guud ee Hay’adda Dhowrista Xogta Dadweynaha ee Soomaaliya, waxa ay ku falanqeynayaan kaalinta Hay’adda Dhowrista Xogta Soomaaliyeed, oo ah haya’dda ku shaqada leh howlaha xog dhowrista iyo sida ay howlaha iyo adeegyada xog dhowrista ah uga shaqeyso.Contact Somali Public Agenda’s Adeeg Wanaag Podcast· Tweet us at @somalipubagenda, @Aweisade (the host), and @SPAPolicyLab· Email us at [email protected] for listening!
Embed this episode
NOW PLAYING
Sidee Hay’adda Dhowrista Xogta ugu Adeegtaa Muwaaddiniinta Soomaaliyeed?
No transcript for this episode yet
Similar Episodes
No similar episodes found.