Somaaliya Maxay Uga Baahan tahay Wasaarad Koronto| Wareysi Wasiirka Korontada Cabdullaahi Bidhaaan episode artwork

EPISODE · May 31, 2026 · 50 MIN

Somaaliya Maxay Uga Baahan tahay Wasaarad Koronto| Wareysi Wasiirka Korontada Cabdullaahi Bidhaaan

from Miizaan · host Dawan Media

Xalqadan Miizaan Podcast waxaa marti ku ah Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Soomaaliya, Cabdullaahi Bidhaan Warsame, oo sidoo kale ah Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka.Barnaamijka waxaa daadihinaya Cali Nuur iyo Xuseen Cabdi Aadan, waxaana lagu falanqeynayaa xaaladda korontada iyo biyaha Soomaaliya, doorka dowladda ee sharciyeynta shirkadaha gaarka loo leeyahay, sababta qiimaha korontadu weli u sarreeyo, mashaariicda solar-ka, qorshaha lagu dhimayo qiimaha korontada, iyo suurtagalnimada in Soomaaliya koronto ka soo iibsato Itoobiya.Sidoo kale, wasiirku wuxuu ka hadlay mashaariicda biyaha, xaaladda biyaha Muqdisho, ceelasha magaalada laga saarayo, hoos u dhaca biyaha webiyada, iyo qorshaha wasaaradda ee biyo-gelinta magaalooyin badan oo dalka ah.Qodobada ugu muhiimsan:00:00 – Teaser: Wasaaradda maxay qabataa?02:17 – Hordhaca Miizaan Podcast06:19 – 500 xarumood oo solar la geliyey15:39 – Qorshaha lagu dhimayo qiimaha korontada26:10 – Soomaaliya ma ka soo iibsan kartaa koronto Itoobiya?35:35 – Xaaladda biyaha Muqdisho48:54 – Wasiir mise Xildhibaan: Bidhaan muxuu dooran doonaa?

Episode metadata supplied by the publisher feed · Published May 31, 2026

Embed this episode

Ready to play

Somaaliya Maxay Uga Baahan tahay Wasaarad Koronto| Wareysi Wasiirka Korontada Cabdullaahi Bidhaaan

0:00 50:36

No transcript for this episode yet

We transcribe on demand. Request one and we'll notify you when it's ready — usually under 10 minutes.

No similar episodes found.

No similar podcasts found.

Frequently Asked Questions

How long is this episode of Miizaan?

This episode is 50 minutes long.

When was this Miizaan episode published?

This episode was published on May 31, 2026.

Can I download this Miizaan episode?

Yes. Use the download control on the episode player to save the publisher-provided media file.
URL copied to clipboard!