Tayeynta Waxbarashada & Kaalinta Dugsiyada Gaarka Loo Leeyahay episode artwork

EPISODE · Jun 23, 2024 · 43 MIN

Tayeynta Waxbarashada & Kaalinta Dugsiyada Gaarka Loo Leeyahay

from Adeeg Wanaag · host Somali Public Agenda

Tan iyo burburkii dalka, waxbarashada aasaasiga ah inteeda badan waxaa gacanta ku hayay hay’ado samafal ah iyo kuwo gaar loo leeyahay, halka kaalinta dowladdu aysan ka marneyn balse ay aad u koobneyd. Tayada waxbarashada weli weydiimo ayaa laga keenay, iyadoo dadka qaar caruurtooda ay dalaka deriska ah u diraan si ay adeeg waxbarasho tayo leh u helaan. Qeybtan 20-aad ee Adeeg Wanaag Podcast waxa ay Aweys Axmed & Mahad Faarax Shaaciye oo ka tirsan bahda waxbrashada asaasiga ah, islamarkaana sanado badan ka soo shaqeeyay waxbarsahada dalka, ku falanqeynayaan guud ahaan adeegga waxbarashada aasaasiga ah ee dalka ka jira, sare-u-qaadidda tayada adeeggaas, kaalinta ganacsatada ay ka qaadan karaan maalgashiga waxbarashada si tayada sare loogu qaado, iyo sida ay dowladda ugu dhiiragelin karto ganacsatada maalgashiga waxbarashada. Contact Somali Public Agenda’s Adeeg Wanaag Podcast·      Tweet us at @somalipubagenda, @Aweisade (the host), and @SPAPolicyLab·      Email us at [email protected] for listening!

Episode metadata supplied by the publisher feed · Published Jun 23, 2024

Embed this episode

Tan iyo burburkii dalka, waxbarashada aasaasiga ah inteeda badan waxaa gacanta ku hayay hay’ado samafal ah iyo kuwo gaar loo leeyahay, halka kaalinta dowladdu aysan ka marneyn balse ay aad u koobneyd. Tayada waxbarashada weli weydiimo ayaa laga keenay, iyadoo dadka qaar caruurtooda ay dalaka deriska ah u diraan si ay adeeg waxbarasho tayo leh u helaan. Qeybtan 20-aad ee Adeeg Wanaag Podcast waxa ay Aweys Axmed & Mahad Faarax Shaaciye oo ka tirsan bahda waxbrashada asaasiga ah, islam...

Distinct summary based on available episode metadata or transcript content.

NOW PLAYING

Tayeynta Waxbarashada & Kaalinta Dugsiyada Gaarka Loo Leeyahay

0:00 43:04

No transcript for this episode yet

We transcribe on demand. Request one and we'll notify you when it's ready — usually under 10 minutes.

No similar episodes found.

Frequently Asked Questions

How long is this episode of Adeeg Wanaag?

This episode is 43 minutes long.

When was this Adeeg Wanaag episode published?

This episode was published on June 23, 2024.

Can I download this Adeeg Wanaag episode?

Yes. Use the download control on the episode player to save the publisher-provided media file.
URL copied to clipboard!