Uruurinta & Maareynta Dakhliga Canshuuraha ee Maamulka Gobolka Banaadir episode artwork

EPISODE · Aug 7, 2025 · 42 MIN

Uruurinta & Maareynta Dakhliga Canshuuraha ee Maamulka Gobolka Banaadir

from Maamul Wanaag · host Somali Public Agenda

Dhawaan waxa ay Somali Public Agenda daabacday daraasad ku saabsan dakhliga Maamulka Gobolka Banaadir, taas oo iftiimineysa ilaha dakhli ee Gobolka Banaadir, sharciga uruurinta canshuuraha, hannaanka wargelinta muwaaddinka, caqabadaha canshuur uruurinta iyo sida dakhligaas loo kharash-gareeyo. Qeybtan 55-aad ee Maamul Wanaag Podcast, Mahad Waasuge & Farhan Isak Yusuf oo ah Agaasime Ku xigeenka SPA, SPA Research Director & qoraaga daraasadda, ayaa ku gorfeynaya nuxurka natiijooyinkii ugu muhiimsanaa ee lagu ogaaday daraasadda.Contact Somali Public Agenda’s Maamul Wanaag Podcast·      Tweet us at @somalipubagenda and @MahadWasuge (the host)·      Email us at [email protected] for listening!

Episode metadata supplied by the publisher feed · Published Aug 7, 2025

Embed this episode

Dhawaan waxa ay Somali Public Agenda daabacday daraasad ku saabsan dakhliga Maamulka Gobolka Banaadir, taas oo iftiimineysa ilaha dakhli ee Gobolka Banaadir, sharciga uruurinta canshuuraha, hannaanka wargelinta muwaaddinka, caqabadaha canshuur uruurinta iyo sida dakhligaas loo kharash-gareeyo. Qeybtan 55-aad ee Maamul Wanaag Podcast, Mahad Waasuge & Farhan Isak Yusuf oo ah Agaasime Ku xigeenka SPA, SPA Research Director & qoraaga daraasadda, ayaa ku&nbsp...

Distinct summary based on available episode metadata or transcript content.

NOW PLAYING

Uruurinta & Maareynta Dakhliga Canshuuraha ee Maamulka Gobolka Banaadir

0:00 42:39

No transcript for this episode yet

We transcribe on demand. Request one and we'll notify you when it's ready — usually under 10 minutes.

No similar episodes found.

Frequently Asked Questions

How long is this episode of Maamul Wanaag?

This episode is 42 minutes long.

When was this Maamul Wanaag episode published?

This episode was published on August 7, 2025.

Can I download this Maamul Wanaag episode?

Yes. Use the download control on the episode player to save the publisher-provided media file.
URL copied to clipboard!