EPISODE · Mar 28, 2023 · 23 MIN
Waa maxay xidhiidh-nafeed
from Xidhiidhada Nolosha Podcast
Fariin ii reeb :)Daraasado cilmiyaysan oo la sameeyay waxa la ogaaday xidhiidhka qofku la leeyahay naftiisu inay tahay halbeega lagu cabiro xidhiidhada kale ee noloshiisa ka tirsan. Xalqadan labaad waxaan kaga hadlayaa 'muxuu yahay xidhiidh-nafeed' muxuu se kaga duwan yahay qaabka aynu u dhisno xidhiidhada kale ee aynu la leenahay dadka kale. Dhagaysi wacan. https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp
Embed this episode
NOW PLAYING
Waa maxay xidhiidh-nafeed
No transcript for this episode yet
Similar Episodes
No similar episodes found.
Similar Podcasts
No similar podcasts found.