Wada-xaajoodka Soomaaliya iyo Itoobiya ee Arrimaha Badda iyo Kaalinta Turkiga episode artwork

EPISODE · May 7, 2025 · 35 MIN

Wada-xaajoodka Soomaaliya iyo Itoobiya ee Arrimaha Badda iyo Kaalinta Turkiga

from Maamul Wanaag · host Somali Public Agenda

12-kii December 2024, dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa dalka Turkiga ku wada saxiixday heshiis loogu magacdaray Baaqa Ankara. Baaqa waxaa saxiixay Madaxweynaha Soomaaliya & Raysal Wasaaraha Itoobiya waxaana goobjoog ka ahaa Madaxweynaha Turkiye. Heshiiskan waxaa ku jirtay in wadaxaajood farsamo la bilaabi doono bisha February 2025, laguna soo gabagabeeyo muddo 4 bilood ah.Qeybtan 49-aad ee Maamul Wanaag Podcast, Agaasimaha Fulinta ee Somali Pubic Agenda, Mahad Waasuge, iyo Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Xil. Cali Cumar “Balcad”, oo hormuud u ah guddiga farsamo ee wadaxaajoodka, ayaa ku gofeynaya howlaha socda iyo halka ay ku dhammaan karaan.Contact Somali Public Agenda’s Maamul Wanaag Podcast·      Tweet us at @somalipubagenda and @MahadWasuge (the host)·      Email us at [email protected] for listening!

Episode metadata supplied by the publisher feed · Published May 7, 2025

Embed this episode

12-kii December 2024, dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa dalka Turkiga ku wada saxiixday heshiis loogu magacdaray Baaqa Ankara. Baaqa waxaa saxiixay Madaxweynaha Soomaaliya & Raysal Wasaaraha Itoobiya waxaana goobjoog ka ahaa Madaxweynaha Turkiye. Heshiiskan waxaa ku jirtay in wadaxaajood farsamo la bilaabi doono bisha February 2025, laguna soo gabagabeeyo muddo 4 bilood ah. Qeybtan 49-aad ee Maamul Wanaag Podcast, Agaasimaha Fulinta ee Somali Pubic Agenda, Mahad Waasuge, iyo Wasiiru-...

Distinct summary based on available episode metadata or transcript content.

NOW PLAYING

Wada-xaajoodka Soomaaliya iyo Itoobiya ee Arrimaha Badda iyo Kaalinta Turkiga

0:00 35:59

No transcript for this episode yet

We transcribe on demand. Request one and we'll notify you when it's ready — usually under 10 minutes.

No similar episodes found.

Frequently Asked Questions

How long is this episode of Maamul Wanaag?

This episode is 35 minutes long.

When was this Maamul Wanaag episode published?

This episode was published on May 7, 2025.

Can I download this Maamul Wanaag episode?

Yes. Use the download control on the episode player to save the publisher-provided media file.
URL copied to clipboard!