Wax-ka-beddelka Dastuurka iyo Maareynta Doorashooyinka Dalka episode artwork

EPISODE · Mar 16, 2026 · 47 MIN

Wax-ka-beddelka Dastuurka iyo Maareynta Doorashooyinka Dalka

from Maamul Wanaag · host Somali Public Agenda

Kadib burburkii shirkii u socday Golaha Mustaqbalka Soomaaliya iyo Dowladda Federaalka, Baarlamaanka Federaalka ayaa dardargeliyay dhameystirka dib-u-eegista dastuurka. 4-tii Maarso ayuu Baarlamaanku u codeeyay 11 cutub, isagoo ku dhawaaqay in dib-u-eegistii dastuurka la soo gabagabeeyay. Afar maalmood kadib, Madaxweynaha ayaa saxiixay.Dhanka kale, Golaha Mustaqbalka Soomaaliya, oo shiray kahor ansixinta dastuurka, ayaa diiday wax-ka-beddelka dastuurka, waxayna ku dhawaaqeen in 10-ka Abriil ay qaban doonaan shirweyne looga arrinsanayo mustaqbalka dalka. Qeybtan 69-aad ee Maamul Wanaag Podcast, Mahad Waasuge iyo Hon. Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame — oo ah mudane ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka isla markaana xubin ka ah Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed — waxay isla gorfeynayaan arrimaha la xiriira wax-ka-beddelka dastuurka, doorashooyinka heer dowlad-goboleed iyo doorashooyinka heer federaal. Contact Somali Public Agenda’s Maamul Wanaag Podcast·      Tweet us at @somalipubagenda and @MahadWasuge (the host)·      Email us at [email protected] for listening!

Episode metadata supplied by the publisher feed · Published Mar 16, 2026

Embed this episode

Kadib burburkii shirkii u socday Golaha Mustaqbalka Soomaaliya iyo Dowladda Federaalka, Baarlamaanka Federaalka ayaa dardargeliyay dhameystirka dib-u-eegista dastuurka. 4-tii Maarso ayuu Baarlamaanku u codeeyay 11 cutub, isagoo ku dhawaaqay in dib-u-eegistii dastuurka la soo gabagabeeyay. Afar maalmood kadib, Madaxweynaha ayaa saxiixay. Dhanka kale, Golaha Mustaqbalka Soomaaliya, oo shiray kahor ansixinta dastuurka, ayaa diiday wax-ka-beddelka dastuurka, waxayna ku dhawaaqeen in 10-ka Abriil ...

Distinct summary based on available episode metadata or transcript content.

NOW PLAYING

Wax-ka-beddelka Dastuurka iyo Maareynta Doorashooyinka Dalka

0:00 47:00

No transcript for this episode yet

We transcribe on demand. Request one and we'll notify you when it's ready — usually under 10 minutes.

No similar episodes found.

Frequently Asked Questions

How long is this episode of Maamul Wanaag?

This episode is 47 minutes long.

When was this Maamul Wanaag episode published?

This episode was published on March 16, 2026.

Can I download this Maamul Wanaag episode?

Yes. Use the download control on the episode player to save the publisher-provided media file.
URL copied to clipboard!