Codka Ubax podcast artwork

PODCAST · arts

Codka Ubax

Codka Ubax waa podcast uu Ismaaciil kula sheekaysto dad uu u arko in ay saamayn togan ku leeyihiin bulshada, waxa xoogga lagu saari doonaa arrimaha bulshada ee wanaagga ah. 

Publisher-supplied feed metadata · PodParley refreshed Sep 11, 2026 · Source feed

  1. 126

    SE13EP04 Fanka & Suugaanta: Naciima X. Maxamed

    Send us Fan MailWaa barnaamijkeennii Fanka & Suugaanta. Doorkan waxa marti ku ah Naciima X. Maxamed. Dhegaysi wacan!Support the show

  2. 125

    SE13EP03 Saynabeey Salaamaad, Qaybta 3-aad

    Send us Fan MailWaa qaybtii 3-aad ee taxanaha buugga "Saynabeey Salaamaad", dhegaysi wacan!Haddii aad u baahato buugga oo daabacab, kala xidhiidh:WhatsApp: +252634455341Support the show

  3. 124

    SE13EP02 Saynabeey Salaamaad, Qaybta 2-aad

    Send us Fan MailBuugga Saynabeey Salaamaad waxa uu ku saabsan yahay sheeko dhab ah oo ka dhacday magaalada Muqdisho, sannadkii 1991-kii. Dhegaysi wacan!Support the show

  4. 123

    SE13EP01 Saynabeey Salaamaad, Qaybtii 1-aad.

    Send us Fan MailBuugga Saynabeey Salaamaad waxa uu ku saabsan yahay sheeko dhab ah oo ka dhacday magaalada Muqdisho, sannadkii 1991-kii. Dhegaysi wacan!Support the show

  5. 122

    SE12EP09 Cali Dhaanto

    Send us Fan MailCali Dhaanto oo ku sugan magaalada Hargeysa ayaannu kala sheekaysannay mawduucyo kala duwan. Dhegaysi wacan!Support the show

  6. 121

    SE12EP08 Faraska Madow

    Send us Fan MailFaraska Madow waa qof ka ballaadhan inta uu soo bandhigo. Halkan ayaad kaga bogan doontaa wax kasta oo shakhsiyaddiisa qaabeeyay. Dhegaysi wacan!Support the show

  7. 120

    SE12EP07 Waa Layga Guursaday 15

    Send us Fan MailWaa barnaamijkeennii WLG qaybtii 15-aad. Dhegaysi wacan!Support the show

  8. 119

    SE12EP06 Buug Codaysan - Gaax, Qaybta 4-aad

    Send us Fan MailWaa qaybtii 4-aad ee buugga "Gaax". Dhegaysi wacan!Support the show

  9. 118

    SE12EP05 Jilayaasha Filinka "Loollan"

    Send us Fan MailSaalim iyo Edna waa labada jile ee taxanaha "Loollan". Filin aad loo jecel yahay ayay hoggaaminayeen. Dhegaysi wacan!Support the show

  10. 117

    SE12EP04 Hargeysa Ilaa Hollywood

    Send us Fan MailOmer Farah waxa uu horumar la taaban karo ka gaadhay filinsamaynta casriga ah iyo tebinta sheekada. Daawasho wacan!Support the show

  11. 116

    SE12EP03 Wacyigelinta Autism-ka

    Send us Fan MailFahanka laga haysto xaaladda autismk-ka aad ayuu u yar yahay. Barnaamijkani waa wacyigelin guud. Support the show

  12. 115

    SE12EP02 Buug Codaysan - Gaax, Qaybta 3-aad

    Send us Fan MailBuug Codaysan - Gaax, Qaybta 3-aadSupport the show

  13. 114

    SE12EP01 Waa Layga Guursaday 14

    Send us Fan MailWaa barnaamijkeennii taxanaha ahaa ee Waa Layga Guursaday, qaybtii 14-aad. Dhegaysi wacan!Support the show

  14. 113

    SE11EP06 Buug Codaysan: Gaax 2

    Send us Fan MailGaax, waa buug uu qoray Ismaaciil C Ubax, waxana uu soo baxay sannadkii 2017-kii. Waa Qaybtii 2-aad. Dhegaysi wacan!Support the show

  15. 112

    SE11EP05 Buug Codaysan: Gaax 1

    Send us Fan MailGaax, waa buug uu qoray Ismaaciil C Ubax, waxana uu soo baxay sannadkii 2017-kii. Waa Qaybtii 1-aad. Dhegaysi wacan!Support the show

  16. 111

    SE05EP06 Bani'aadannimo Maxay Tahay?

    Send us Fan MailDr. Ciise Cabdi Jaamac waxa uu ka mid yahay dhakhaatiirta aan xuduudda lahayn. Waxa uu daweeyaa dad ku nool dhulal aad u fog oo ay ka jirto baahi caafimaad. Waxa aynu kala sheekaysan doonnaa qiimaha ay leedahay in dadka loogu adeego bani’aadannimo. Dhegaysi wacan!Support the show

  17. 110

    SE11EP04 Sirta Maanka

    Send us Fan MailCabsi, murugo, werwer, walbahaar, iskubuuq.. intaasiba waa xaaladaha fudud ee qofka soo wajahi kara, dhanka caafimaadka maanka. Asma Dhamac oo ku takhasustan cilmigan ayaa ka warramaysa. Dhegaysi wacan!Support the show

  18. 109

    SE11EP03 Fanka & Suugaanta: Rawda Cabdiwahaab "Dhal Gobeed"

    Send us Fan MailWaa barnaamijka Fanka & Suugaanta. Waxa ku casuuman Rawda Cabdiwahaab "Dhal Gobeed". Dhegaysi wacan!Support the show

  19. 108

    SE11EP02 Qaxii Suudaan

    Send us Fan MailDagaalka Suudaan ka qarxan sannadkii 2023-kii, sidee ayuu saameeyay dhallinyarada Soomaalida ah ee halkaas wax ka dhigan jirey? Daawasho wacan!Support the show

  20. 107

    SE11EP01 ABDI ADDE

    Send us Fan MailABDI ADDE waa muuqaalsameeye ku shaqaysta telefoonkiisa, muuqaallo qurux badanna soo gudbiya. Dhegaysi wacan!Support the show

  21. 106

    SE10EP04 Waan Is Guursannay 4

    Send us Fan MailWaa qaybtii 4-aad ee taxanaheenna "Waan Is Guursannay", sidoo kale waa qaybtii u dambaysay ee sheekada Farxaan iyo Rooda. Dhegaysi wacan!Support the show

  22. 105

    SE10EP03 Waan Is Guursannay 3

    Send us Fan MailWaa qaybtii saddexaad ee barnaamijkeennii "Waan Is Guursannay". Dhegaysi wacan!Support the show

  23. 104

    SE10EP02 Waan Is Guursannay 2

    Send us Fan MailWaa qaybtii labaad ee taxanaheennii "Waan Is Guursannay". Dhegaysi wacan!Support the show

  24. 103

    SE10EP01 Waan Is Guursannay 1

    Send us Fan MailWaa taxane cusub oo la magac baxay "Waan Is Guursannay". Waxa uu xoogga saarayaa qisooyinka dhegaystayaasha ku xidhan Codka Ubax iyo jacaylada guulaystay. Waa qaybtii kowaad. Dhegaysi wacan!Support the show

  25. 102

    SE09EP07 Fanka & Suugaanta: Nimcaan "Qays Galbeed"

    Send us Fan MailWaa barnaamijkeennii Fanka & Suugaanta, waxana maanta ku casuuman abwaanka da'da yar ee Nimcaan "Qays Galbeed". Dhegaysi wacan!Support the show

  26. 101

    SE09EP06 Fanka & Suugaanta: Cabdirisaaq Xasiliye

    Send us Fan MailWaa mar kale iyo barnaamijkeennii Fanka & Suugaanta. Waxa marti ku ah Cabdirisaaq "Xasiliye". Dhegaysi Wacan.Support the show

  27. 100

    SE09EP05 Qoraalka & Dhaqanka

    Send us Fan MailMuna Axmed Cumar waa qoraa wax ka qorta dhaqanka Soomaalida. Waxa aannu kala sheekaysannay isbedellada qoraalka, kuwa dhaqanka, iyo wacyiga bulshada. Dhegaysi wacan!Support the show

  28. 99

    SE09EP04 Barnaamijka Caafimaadka: Qanjidka Thyroid

    Send us Fan MailMaxaad ka taqaannaa qanjidhka thyroid-ka la yidhaa? Waa Dr. Mariam oo ka warramaysa isbeddelka ku yimaadda qanjidhkan iyo sida uu dadka u saameeyo. Dhegaysi wacan!Support the show

  29. 98

    SE09EP03 Khilaafyada Soomaalida

    Send us Fan MailMaxaa soo celceliya khilaafyada Soomaalida, taariikh ahaan sidee loo xallin jirey, caqabado noocee ah ayaa se hor taagan in tabashooyinka la xalliyo? Mawduucan waxa aan kala sheekaystay Cabdiraxmaan Sheekh Xasan "Musaabaqo". Dhegaysi wacan!Support the show

  30. 97

    SE09EP02 Fanka & Suugaanta: Rawda Cabdiwahaab "Dhalgobeed"

    Send us Fan MailWaa barnaamijkeennii Fanka & Suugaanta. Waxa maanta marti ku ah Rawda Cabdiwahaab "Dhalgobeed". Dhegaysi wacan!Support the show

  31. 96

    SE09EP01 Khalad-fahanka Baraha Bulshada

    Send us Fan MailSiyaabo gurracan ayay Soomaalidu inta badan u adeegsataa baraha bulshada. Waxa aannu sheekaysannay Cabdillaahi Xasan Ganey. Dhegaysi wacan!Support the show

  32. 95

    SE08EP06 Waa Layga Guursaday 13

    Send us Fan MailWaa taxanihii "Waa Layga Guursaday", qaybtii 13-aad. Dhegaysi wacan!Support the show

  33. 94

    SE08EP5: Dhuusamareeb

    Send us Fan MailWaxa aannu magaalada Dhuusamareeb kula kulannay Prof. Axmed Salaad oo aanu kala sheekaysannay isbeddelka dhaqanka ku socda. Dhegaysi wacan!Support the show

  34. 93

    SE08EP04: Hadhiwaa

    Send us Fan MailHadhiwaa waa buugga cusub ee uu qoray Maxamed Haldoor, kaas oo uu kaga warramayo waayihiisa caafimaad iyo isbeddelkii ku yimid. Dhegaysi wacan!Support the show

  35. 92

    SE08EP03: Murtida Maansada Urugo

    Send us Fan MailMaansada Urugo waxa ay ku saabsan tahay qiso xanuun badan oo uu ka sheekayn doono Abwaan Cabdirisaaq "Bidixo", maansadeedana tirin doono. Dhegaysi wacan!Support the show

  36. 91

    SE08EP02 Foosiya Rindai

    Send us Fan MailWaxa aannu magaalada Stockholm kula sheekaysannay Foosiya Rindai.Support the show

  37. 90

    SE08EP01 Dimuqraadiyaynta Tacliinta

    Send us Fan MailCabdi Maxamed Axmed waxa uu ka shaqeeyaa horumarinta afka iyo dhaqanka, waana Aasaasaha iyo Maamulaha Kitaab Cloud. Dhegaysi wacan!Support the show

  38. 89

    SE07EP11 Caweyska Boorama

    Send us Fan MailCaweyska Boorama iyo Codka Ubax. Dhegaysi wacan!Support the show

  39. 88

    SE07EP10 Beledweyn

    Send us Fan MailWaxa aannu magaalada Beledweyn kula kulannay Cali Baarrey oo ah sugaanyahan, macallin iyo odhay-dhaqameed. Dhegaysi wacan!Support the show

  40. 87

    SE07EP09 Qays Qeyser

    Send us Fan MailQofku safarka wuu isku bartaa, dadkana wuu ku bartaa, Qays Qeyser ayaynu kala sheekaysan doonnaa naftiisa, ta dadka kale iyo riyooyinkiisaba. Dhegaysi wacan!Support the show

  41. 86

    SE07EP08 Waa Layga Guursaday 12

    Send us Fan MailWaa barnaamijkeennii taxanaha ahaa ee "Waa Layga Guursaday", qaybtiisii 12-aad. Dhegaysi wacan!Support the show

  42. 85

    SE07EP07 Silsiladda Jacaylka ee Muxubbo-Heellood

    Send us Fan MailSilsiladda jacaylka ee Muxubbo-Heellood waxa dalka Hindiya ka bilaabay Abwaan Haldeeq. Dhegaysi wacan!Support the show

  43. 84

    SE07EP06 Caweyska Burco

    Send us Fan MailWaxa aannu dadweyne tiro badan ku caweynay magaalada Burco. Daawasho wacan!Support the show

  44. 83

    SE07EP05 Halista Qaabnololeedka Soomaalida

    Send us Fan MailMaxaa iska beddelay qaabnololeeda Soomaalida? Mustafe Maxamed Cali waxa uu ku takhasusay daawooyinka. Dhegaysi wacan!Support the show

  45. 82

    SE07EP04 Cabdi Ciise Cajuun

    Send us Fan MailFanka, suugaanta, saxaafadda, jacaylka, degaanka Darroor, xerta timaweynta.. Cabdi Ciise Cajuun. Dhegaysi wacan!Support the show

  46. 81

    SE07EP03 Gaalkacyo: Isbaaradu Waa Qalbiga

    Send us Fan MailBarnaamijkan waxa aynu ku dhegaysan doonnaa laba halyey oo naftooda u huray sidii ay dadkooda wanaag iyo jacayl uga dhex abuuri lahaayeen. Waa laba jiil oo ay shaqadoodu midaysay, yoolkooduna mid yahay.  Dhegaysi wacan!Support the show

  47. 80

    SE07EP02 Waa Layga Guursaday 11

    Send us Fan MailWaa barnaamijkeennii taxanaha ahaa ee "Waa Layga Guursaday", qaybtiisii 11-aad. Dhegaysi wacan.Support the show

  48. 79

    SE07EP01 Bandhigga Hangoolka

    Send us Fan Mail”Bandhigga Hangoolka” iyo daahfurka madasha la yidhaa Fankeenna. Dhegaysi wacan! Support the show

  49. 78

    SE06EP08 Filmmaking: Soomaalida & Tebinta Sheekada

    Send us Fan MailHababka ugu saamaynta badan ee sheekooyinka loo tebiyo waxa ka mid ah samaynta filimada. Soomaalida iyo adeegsiga filimaanta ayaynu kala sheekaysanaynaa labada Soosaare ee Maan Yuusuf iyo Khaalid Siciid. Dhegaysi wacan!Support the show

  50. 77

    SE06EP07 Udbaha Nolosha

    Send us Fan MailCabdirixiin Siddiiq "Heello" waa halabuur maansayahan ah, halkan waxa uu kaga hadlayaa maansada iyo noocyadeeda guud ahaan, gaar ahaanna maansadiisa "Udbaha Nolosha". Dhegaysi wacan!Support the show

Type above to search every episode's transcript for a word or phrase. Matches are scoped to this podcast.

Searching…

We're indexing this podcast's transcripts for the first time — this can take a minute or two. We'll show results as soon as they're ready.

No matches for "" in this podcast's transcripts.

Showing of matches

No topics indexed yet for this podcast.

Loading reviews...

ABOUT THIS SHOW

Codka Ubax waa podcast uu Ismaaciil kula sheekaysto dad uu u arko in ay saamayn togan ku leeyihiin bulshada, waxa xoogga lagu saari doonaa arrimaha bulshada ee wanaagga ah.

HOSTED BY

Ismaaciil C Ubax

Frequently Asked Questions

How many episodes does Codka Ubax have?

Codka Ubax currently has 50 episodes available on PodParley. New episodes are automatically indexed when they're published to the podcast feed.

What is Codka Ubax about?

Codka Ubax waa podcast uu Ismaaciil kula sheekaysto dad uu u arko in ay saamayn togan ku leeyihiin bulshada, waxa xoogga lagu saari doonaa arrimaha bulshada ee wanaagga ah. 

How often does Codka Ubax release new episodes?

Codka Ubax has 50 episodes. Check the episode list to see recent publication dates and frequency.

Where can I listen to Codka Ubax?

You can listen to Codka Ubax on PodParley by clicking any episode. We provide an embedded audio player for direct listening, and you can also subscribe via your preferred podcast app using the RSS feed.

Who hosts Codka Ubax?

Codka Ubax is created and hosted by Ismaaciil C Ubax.
URL copied to clipboard!