PODCAST · education
Dhab Libaax Podcast
by Dhab Libaax - Podcast
Soo Dhawaada, Halkani Waa Dhab Libaax, Podcast Todobadle ah oo aan ku falanqeeyo Weerarka & Khatarta Soo Wajaha Wax Kasta oo Qiyam Inoo ah, Dhinaca Qoyska, Dhinaca Taranka & Galmada, Dhinaca Maskaxda, Dhinaca Dhaqanka & Bulshada, Iyo tan ugu Muhiimsan- Dhinaca Caqiidada. Iyadoo Ujeedaduna tahay inaad ka heshid Xaqiiqda, Tarbiyad, Wacyigelin, Iyo Kalsooni- Waxaad Podcastigeena ka dhagaysan kartaa Spotify, Itunes, Google Podcast iyo meeshaad ka heshid Podcastiyaashada Waa anigoo ah Zakariye Hargeysawi.
Episodes
-
Maxaa Qoyska Loo werarayaa? Fahan Oo hurdada Ka kac!
Xalqadan waxaan ku falanqaynaynaa Weerarka UGU weyn oo qoyska lagu hayo iyo dagaalka lagu qaaday in guurka Lagu dudumiyo; Hooyada iyo aaabaha lagu kala Furo
-
Qabyaalada Cusub Oo mareekanka laga soo xawilayo: Intersectionality.
Qabyaalada Cusub waxaa la dhahaa Intersectionality: Waa Modowga Qabiilyada/Aqoonsiyada looga yeedho dulmanayaasha.
-
QiyamKaaga U Istaag, Fahan Weerarka Lagu hayo wax kastoo akhlaaq Inoo ah Ummad ahaan!
Halqad Kowaad waxaan ku falanqeenay waa maxay Qiyamkeena & Akhalaaqdeena Laf-Dhabarka inoo Ah Somali Ahaan? Xageese Ka soo Farcameen? Sideyse u eg Yihiin? Hubka Kowaad ay dawocooyinku isticmaalan se waa maxay?
-
Trailer: Dhab Libaax Podcast
Soo Dhawaada Podcastiga Dhab Libaax aan kaga Hadlo Qiyam ka Saldhiga U ah bulshadeena iyo weerarka lagu hayo, iyo say ummadeenu u hurado!!! Filo Xalaqad Sabti Walba.
We're indexing this podcast's transcripts for the first time — this can take a minute or two. We'll show results as soon as they're ready.
No matches for "" in this podcast's transcripts.
No topics indexed yet for this podcast.
Loading reviews...
ABOUT THIS SHOW
Soo Dhawaada, Halkani Waa Dhab Libaax, Podcast Todobadle ah oo aan ku falanqeeyo Weerarka & Khatarta Soo Wajaha Wax Kasta oo Qiyam Inoo ah, Dhinaca Qoyska, Dhinaca Taranka & Galmada, Dhinaca Maskaxda, Dhinaca Dhaqanka & Bulshada, Iyo tan ugu Muhiimsan- Dhinaca Caqiidada. Iyadoo Ujeedaduna tahay inaad ka heshid Xaqiiqda, Tarbiyad, Wacyigelin, Iyo Kalsooni- Waxaad Podcastigeena ka dhagaysan kartaa Spotify, Itunes, Google Podcast iyo meeshaad ka heshid Podcastiyaashada Waa anigoo ah Zakariye Hargeysawi.
HOSTED BY
Dhab Libaax - Podcast
CATEGORIES
Loading similar podcasts...