PODCAST · health
Hage Podcast
by Dr Safa Abdalla
Ku soo dhawoow Hage Podcast,waa podcast quseeya arimaha caafimaadka oo loogu talagalay in bulshada Soomaaliyeed lagu wacyigeliyo si ay u daryeelaan caafimaadkooda jir ahaaneed iyo maskax ahaaneed. Xalqad kasta waxaan ku falanqeyneynaa mowduucyo kala duwan oo muhiim ah sida Ka hortagga cudurrada ku dhaca dhamaan qeybaha kala duwan ee jirka , Jimicsiga, cunida cuntooyinka caafimadka leh. Hage Podcast wuxuu ujeedkiisu yahay inuu kor u qaado wacyiga caafimaadka iyo inuu bulshada Soomaaliyeed ku dhiirrigeliyo inay kuu noolaadaan nolol caafimaad leh. Ku soo biir safarkeena caafimaadka, oo aan si wadajir ah u dhisi doono bulsho caafimaad qabta.
No episodes available yet.
We're indexing this podcast's transcripts for the first time — this can take a minute or two. We'll show results as soon as they're ready.
No matches for "" in this podcast's transcripts.
No topics indexed yet for this podcast.
Loading reviews...
ABOUT THIS SHOW
Ku soo dhawoow Hage Podcast,waa podcast quseeya arimaha caafimaadka oo loogu talagalay in bulshada Soomaaliyeed lagu wacyigeliyo si ay u daryeelaan caafimaadkooda jir ahaaneed iyo maskax ahaaneed. Xalqad kasta waxaan ku falanqeyneynaa mowduucyo kala duwan oo muhiim ah sida Ka hortagga cudurrada ku dhaca dhamaan qeybaha kala duwan ee jirka , Jimicsiga, cunida cuntooyinka caafimadka leh. Hage Podcast wuxuu ujeedkiisu yahay inuu kor u qaado wacyiga caafimaadka iyo inuu bulshada Soomaaliyeed ku dhiirrigeliyo inay kuu noolaadaan nolol caafimaad leh. Ku soo biir safarkeena caafimaadka, oo aan si wadajir ah u dhisi doono bulsho caafimaad qabta.
HOSTED BY
Dr Safa Abdalla
Loading similar podcasts...